Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Tacsi ku socota G/Kuxigeenka Xisbiga ee Jarmalka Ahmed X.nuur Sermaan oo Hooyadii ku Geeriyootay Hargeysa

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Laanta Jarmalka, Xoghayaha Guud, Guddomiyaha Abaabulka Iyo Wacyi-galinta, Guddoomiyaha Garabka Haweenka, Gudoomiyaha Xidhiidhka Guud, Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada, Xoghayaha Dhaqaalaha, Guddoomiyayaasha Gobolada,...

Hanjabaadda DAACISH, Badheedhaha Itoobiya iyo Aamusnaanta Xukuumadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Kooxda Daacish ee ka dagaallanta waddamada Siiriya, Ciraaq iyo Liibiya, ayaa ugu baaqay Malleeshiyada Al-Shabaab inay la Midoobaan, isla markaana ku guubaabiyey...

NALKA HAGA NAFTAYDAAY – Hees Cusub Codkii Maxamed BK iyo Erayadii Xasan Daahir Weedhsame

HEESTAN oo la magac-baxday NALKA HAGA NAFTAYDAAY, waxa curiyey Abwaan Xasan Daahir Weedhsame. Waxa Codkiisa Macaan ku Qaadaya Fanaanka Maxamed Siciid BK. Hir Kaliil Hilaacaay, ...

Wasiir Samaale oo Dhacdooyin Nebi Muxamed (CSW) goob-joog uga ahaa ku Lammaaneeyey Xil-wareejintiisa iyo Go’aankii uu ka tanaasulay Xilkii loo magacaabay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda uu Madaxweyne Siilaanyo dhowaan u magacaabay Samsam Cabdi Aadan, ayaa Maanta xilka kala wareegtay Wasiirkii hore ee...

Shirkadda Flydubai oo shaacisay Hakad ku yimi Duulimaadyo ay ka bilaabi lahayd Garoonka Hargeysa

Dubia (SLpost)- Shirkadda Diyaaradaha Flydubai, ayaa ka hadashay Hakad ku yimi duulimaadyo ay hore u shaacisay inay ka bilaabayso Somaliland, gaar ahaan Madaarka Cigaal...

Madaxweyne ku-xigeenkii hore Puntland oo lagu Riday Xukun aan hore loogu Ridin Siyaasiyiinta Soomaalida

Taleex (SLpost)- Shir nabadeed toddobaadkii u dambeeyey ka socday Waqooyiga degmada Taleex ee gobolka Xaysimo, ayaa go'aan Maxkamadeed oo Culimo gacanta ku haysay ay...

Oday Maxamuud Aadan Dheri oo Wasiirka Duulista ku Bogaadiyey Isbeddelada Madaarada dalka iyo Baaq uu u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Oday Maxamuud Aadan Dheri oo ka mid ah Guddida Horumarinta Gobolka Togdheer, ayaa si weyn u bogaadiyey isbeddelka Horumarineed ee Wasiir Maxamuud...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img