Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Masuulkii Saddexaad oo todobaad Gudihii Iska Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo bilowga Dil-dilaaca Garabyada Xukuumadda Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Wershadaha ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Abiib Diiriye Nuur, ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkaas, kaddib markii sida uu...

“Warancadoow Ka hadalka Turkiga waxaa ka dhow Tiyaatarka Hargeysa” – JAMAAL CALI XUSEEN

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha ku dhaliilay ka-hadalka Arrimaha Soomaaliya iyada oo ay jiraan khilaafaad...

Ujeeddada Kulan Dhexmaray Guddi Qaramada Midoobay ka socota iyo Ergada Somaliland ee Turkiga ku sugan

Istanbul (SLpost)- Guddiga Farsamo ee Dawladda Somaliland u xil-saartay Maamulka Hawada, ayaa kulan gaar ah magaalada la qaatay wefti ka socday Hay’adda Duulimaadyada Caalamiga...

Hoggaanka UCID oo Tacsi u diray Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga iyo Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa tacsi u diray Murashaxa Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan...

Nuxurka ay xambaarsan tahay Warqad Cabdicasiis Samaale u Gudbiyey Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa madaxweynaha Somaliland u gudbiyey warqad xambaarsan qoraal uu kaga cudur-daartay  xilka...

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Qoyska Ilma Qaasim Walanwal

Dr: Maxamed Yaasiin X, Ducaale, Abwaan: Maxamuud Saleebaan X Ducaale, Maxamed Axmed Xaaji Ducaale, Maxamud Yasiin X ducaale, Abokor jibriil Yuusuf Axmed, Axmed Saalax...

Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiye Muuse Biixi oo Tacsi u diray Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img