Tirada iyo Magacyada Garsooreyaal Laysku Beddelay, qaar shaqada laga saaray iyo Xeer ilaaliyeyaal la Ansixiyey
Hargeysa (SLpsot)- Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta soo saaray wareegto uu isku beddel iyo xil ka qaadis ku...
Magacyada Lix Qof oo Xukuumadda Somaliland ku fulisay Xukunno Qisaas ah iyo Dilalka ay gesteen
Mandheera (SLpost)- Xukumadda Somaliland ayaa maanta Dilal Qisaas ah ku fulisay lix qof kaddib markii Maxakamaduhu ku rideen xukunno dil ah, kuwaas oo lagu...
Maamullada Muqdisho iyo Garowe ee Somaliya oo isla qaatay Heshiis 7 Qodob ka kooban oo Somaliland lagu soo daray
Garowe (SLPOST)- Dawladda Muqdisho iyo Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa markii u horreysay shaaciyey inay isku mowqif ka yihiin wadahadalka u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland...
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Is-daad Raaciyay Mooshin Ay Wakiilladu Ku Laaleen Mashruuc Uu Watay
Hargeysa, (SLP)- Wasiirka Wasaarada hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in Wasaarad ahaaan ay aqbaleen go’aankii Golaha Wakiiladu ku laalay lacagtii lagu hubinayay...
Shirkadda ALNuuR Furniture oo Shaacisay Fursado muhiim ah: ‘Farxadda Gu’ga iyo Toddobaadka Qoyska’
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda qalabka guryaha iyo agabka xafiisyada ee ALNuuR Furniture ayaa markii ugu horreysay shaacisay barnaamij cusub oo loogu walqalay ‘Farxadda Gu’ga iyo...
Maxaa Keenay In Golaha Wakiiladu Dur-duro Ku Ansixiyo Mooshin Aan Laga Doodin? Faallo: Weriye Khadar Cabdi Muuse
Iyadoo marka horeba ay sharci darro ku shaqaynayeen ganacsatadda soo dejisa baabuurta oo aanu jirin mid qudha oo wasaaradda Hawlaha guud ka haysta rugsadda...
FALASTIIN: Aroos-wadareed kulmiyey 200 Lammaane iyo Dareenka ka dhashay (DAAWO BILICDA SAWIRRADA + Video)
Gaza City (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu yagleelay dhismaha 200 Qoys oo dhammaantood ah WEiilal iyo Gabdho dhalinyaro ah, ayaa Sabtidii dorraad lagu qabtay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

