HomeTirada iyo Magacyada Garsooreyaal Laysku Beddelay, qaar shaqada laga saaray iyo Xeer...

Tirada iyo Magacyada Garsooreyaal Laysku Beddelay, qaar shaqada laga saaray iyo Xeer ilaaliyeyaal la Ansixiyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Xuseen Axmed CaydiidHargeysa (SLpsot)- Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta soo saaray wareegto uu isku beddel iyo xil ka qaadis ku sameeyay garsooreyaasha maxkamadaha dalka qaarkood.

Waxa kale oo wareegtada Wasiirka lagu shaaciyey ansixinta ku-xigeenno Xeer ilaaliyeyaal Guud oo ooh ore loo magacaabay.

  1. Garsooreyaasha la Magacaabay

– Yuusuf Liibaan Cumar, waxaa loo magacaabay  Gudoomiyaha Maxakamadda rafcaanka ee gobolka Sanaag;

– Maxamed Cabdillaahi Kabadhe, waxaa loo magacaabay Garsoore Maxakamadda Degmada Hargeysa;

  1. Garsooreyaal la beddelay

– Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid, waxaa laga bedelay Gudoomiyaha Maxakamadda degmada Hargeysa, waxaana loo bedelay garsoore Maxakamadda Gobolka Maroodijeex;

– Mukhtaar Daahir Jibriil, waxaa laga bedelay Garsoore Maxakamadda Degmada Salaxley, waxaana loo bedelay garsoore Maxakamadda degmada Sayla;

– Ilyaas Daa’uud Ibraahim, waxaa laga bedelay garsoore Maxakamadda Saylac, waxaana loo bedelay Degmada Sallaxley;

  1. Anixin iyo bedel kuxigeenno Xeer Ilaaliyeyaal Guud

– Aadan Salaad Seed, waxaa loo ansixiyay bedelkii loo bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Maroodijeex;

– Yuusuf Biixi Maxamed, waxaa laga bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Gobolka Saaxil, waxaana loo bedelay Madaxa xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Gabiley;

– Xuseen Cali Khayre, waxaa laga bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Maroodijeex,waxaana loo bedelay kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Togdheer;

  1. Shaqo Ka saarid Garsoore

– Garsoore Cabdisalaan Xaaji Xirsi, waxaa laga saaray shaqadii Garsoorka;

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories