Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Kenya Oo Wacad Ku Martay Inaanay Ciidankeeda Kala Baxayn Soomaaliya

Nairobi, (SLP)- Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inaanay marnaba kala baxayn ciidamadeeda qaybta ka ah AMISOM gudaha dalka Soomaaliya, ka dib markii ay Al-shabaab dhawaan...

Tiro Dad Ah Oo U Dhintay Cudurka Jadeecada Oo Ka Dilaacay Deegaanno Ka Tirsan Gabiley

Gabiley, (SLP)- Tiro dad ahayaa xanuunka Jadeecada ugu geeriyooday deegaanno ka tirsan gobolka Gabiley, dad badan oo kalena wuu soo ritay xanuunkaas, sida ay...

Sool: Magacyada Saddex Askari Oo Ay Maxkamadda Ciidamadu Ku Riday Xukunno Dil Ah

Laascaanood, (SLP)- Maxkamadda ciidamada milateriga Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday saddex askari oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland oo siyaabo kala...

Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Qayb-galaysa Tartan Kubaddeed Oo Heer Caalami Ah

Hargeysa, (SLP)- Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa sheegay in Somaliland ay ku guulAysatay markii ugu horeysay...

Dadweynaha Reer Suudaan Oo U Dareeray Doorasho Iyo Axsaabta Mucaaradka Oo Qaadacay

Khartoum, (SLP)- Dadka reer Suudaan ayaa maanta oo Isniin ah waxay u dareerayaan goobaha cod-bixinta si ay u soo doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub. Doorashadan...

Talyaaniga Oo Badbaadiyay Tiradii Ugu Badnayd OoTahriibeyaal Ah

Lampedusa, (SLP)- Ciidamada Ilaalada Xeebaha badda Talyaaniga ayaa sheegay inay korodhay tirada dadka sharci la'aanta ah ee Talyaaniga ka soo galaya badda Mediterranean-ka. Maraakiibta Talyaaniga...

Qiimee Shalay iyo Maanta Wadada isku Xidha Caasimada Hargeysa Iyo Magaalo Xeebeeda Berbera

Dad badan oo shacab ah iyo madax badaniba waa ku geeriyoodeen  shilal baabuur oo ka dhacay wadadaa dheer ee isku xidhana magaalooyinka berbera iyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img