HomeMagacyada Lix Qof oo Xukuumadda Somaliland ku fulisay Xukunno Qisaas ah iyo...

Magacyada Lix Qof oo Xukuumadda Somaliland ku fulisay Xukunno Qisaas ah iyo Dilalka ay gesteen

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Mandheera (SLpost)- Xukumadda Somaliland ayaa maanta Dilal Qisaas ah ku fulisay lix qof kaddib markii Maxakamaduhu ku rideen xukunno dil ah, kuwaas oo lagu helay inay gacanta ku baxday dad ay dileen.

Fulinta Qisaasta oo ka dhacday Degmada Mandheera oo u dhaxaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, waxa goob joog ka ahaa Saddexda Ciidan Qaran oo Asluubtu hogaaminayso iyo saraakiil Wasaaradda Caddaaladda ka tirsan.

swMr Cabdi Cabdillaahi oo ka tirsan Wasaaradda Caddaaladda iyo garsoorka Somaliland, ayaa sheegay in dadkani hore u gaysteen dilal, islamarkaana Maxakamaduhu ku xukumeen dilkaasi, sidoo kalena Ehelada dadka la dilay iyo kuwa dilka gaystay isla afgarteen in la dilo.

Magacyada dalka Qisaasta lagu fuliyey oo masuulkani warbaahinta u sheegay iyo dilalka ay hore u geysteen, ayaa kala ah:

  1. Maxamed Daa’uud Axmed,ina Hibo Cilmi, oo 25 jir ahaa iyo Cabdiwali Cilmi Muuse, Ina Caasha Maxamed, oo 25 jir ahaa oo si wada jir ah Boorama ugu dilay Marxuum Mukhtaar Cismaan Warsame, taariikhdu markay ahayd 30-03-2008-dii.
  2. Iliyaas Cabdillaahi Aadan, ina Waris Cige, 4o jir ahaa oo Magaalada Hargeysa ku dilay, Marxuumiinta kala ah Aadan Cabdi Mursal iyo Muuna Axmed Maxamed, taariikhdu markay ahayd, 26-07-2003-dii;
  3. Maxamed Axmed Xirsi, Ina Farxiya Cali, 24 jir ahaa oo Magaalada Burco ku dilay Marxuumad Farxiya Daahir Cabdi oo Xaaskiisa ahayd, taariikhdu markay ahayd 10-05-2011-kii;
  4. Maxamed Cabdillaahi Cabdi Guuleed (Ex Dable Askari Boolis ah) Ina Mulaaxo Cabdi, 28 jir ahaa, oo tuulada Qoton dabo ku dilay Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale(Gacmo-dheere), maalintii 22-03-2015-ka;
  5. Cabdirashiid Xasan Cumar (Ex Dableh, Askari Ciidanka Qaranka ah) ina Xaawo Muxumed Nuur, 25 jir ahaa, Magaalada Hargeysa ku dilay Marxuum Cabdifataax Maxamed Soodaani 07-08-2009;

Qisaasta lagu fuliyey lixdan qof, ayaa noqonaysa markii u horeysay muddo tobanaan sanno ah oo Somaliland laga fuliyo xukunno Qisaas ah.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories