Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Sheekh Aadan Siiro oo Sheegay Xog Ururin ka Bacdi in uu Soo Bandhigayo Tirada Rasmiga ee Hantida Ummadda ee Xukuumaddu Iibisay

Hargeysa:(SLpost)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(Aadan-siiro), ayaa si adag uga hadlay hanti-lunsiga iyo wax is-dabamarin baahsan oo uu sheegay inuu dalka ka jiro, waxaana uu...

Muuqaal: Barnaamij Laga Diyaariyey Aasaaska Ciidamada Dabdamiska Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij laga diyaariyey ciidammada la-dagaalanka dabka ee Somaliland, kuwaas oo ilaa intii la sameeyey wax badan ka qabtay dababkii khasaaraha badan...

SAYLAC: Haween la Kufsaday iyo Xiisad ka Dhalatay

Saylac(SLpost)- Magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salal ayaa lagu xidhay 5 nin oo ku eedaysay kufsiga laba haween ah. Kufsiga ayaa la sheegay inuu...

Maxaa kaa Khaldan?

Maaha su’aal aan adiga imika ku waydiinayo, jawaabteedana aan kaa rabo. Laakiin waa su’aal innoo wada wanaagsan in midkasta oo inagga mid ahi gaar...

Siyaasiga Hawl-gabay Maxaa La Gudboon?

Si su’aashaas aan jawaab ugu helo, aan isku dayo in aan tusaale u soo qaato saddex siyaasi oo reer galbeed ah iyo waxa ay...

ITOOBIYA: Khasaare ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Masaajid ku Yaala Caasimadda

  Addis(SLpost)-Qarax khasaare nafeed gaystay ayaa ka dhacay masaajidka ugu wayn magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,sida uu xaqiijiyay Afhayeen u hadlay xuquumada Itoobiya. Masaajidkan la...

Waa Kuma Cabdiraxmaan Cirro? Taarikh Mug iyo Miisan leh

Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cabdiraxman Cirro ), Waxa uu ku dhashay 1955 Magaaladda Hargeysa. Anbeqaadkii wax-barasho waxa uu ka bilaabay magaaladda Berbera oo uu ku qaatay waxbarashadda Dugsiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img