Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

HARGEYSA: 16ka Cisho ee Ololaha ka Dhanka ah Tacadiyada Haweenka oo La soo gabagabeeyey

  Hargeysa(SLpost)-Shaqo baraarujineed iyo wacyigelin la waday muddo lix iyo toban cisho (16 days of activism) ah oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda shaqada iyo arrimaha...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir). Qormada Saddexaad

  "Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay baw...

Hal aan ka Idhi Buugga Rejadii Rumawday

  Xogta buugga: Ciwaanka: Rejadii rumowday. Qoraaga: Ubax Siciid Cabdille. Soosaarid: Sagaljet, Hargeysa, Soomaalilaan. ISBN: 978-91-88133-11-3 Inta bog: 213 Sannadka: 2015   Hordhac. Mahad dhamaanteed waxa iska leh Eebbe, ilaahbaa wayn, Eebbaha inoogu deeqay...

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Dalka ku soo Laabtay Kana Waramay Ujeedada Safarkiisa iyo Arrimo Kale

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal shaqo oo uu ku tagay...

Soomaaliya oo Codsatay in Dib loo Bilaabo Wadahadalkii ay Jamhuuriyadda Somaliland la Lahayd

Hargeysa(SLpost)- Ra’iisul Wasaare-xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib oo ku sugan dalka Switzerland ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo wada hadalkii u dhaxeeyay...

Somaliland Foreign Representatives In Key Recognition Talks  

Overseas representatives of Somaliland will hold their first joint meeting on Saturday to push for international recognition. This key gathering of representatives will stretch...

Muxuu ku Saabsan Yahay Shirka Safiirrada Somaliland ee Berri Hargeysa Ka Furmayaa?

  Hargeysa(SLpost)- Shirkii u horeeyay ee ay ku kulmaan safiirada Somaliland u jooga dalalka dibadda ayaa bari la filayaa inuu ka furmo magaalada Hargeysa kadib...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img