Sucuudiga oo u Dareeray Doorashadii ugu Horaysay ee Haween ka Qaybqaataan
Riyaad(SLpost)-Maanta oo Sabti ah waxaa ka dhacaya dalka Sucuudiga Doorashadii u horeysey ee haweenka sucuudigu ka qaybqaataan, iyaga oo ah kuwo wax dooranaya, ama...
Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada oo Su’aalo Ku Saabsan Miisaaniyadda 2016 Waydiiyey Wasiirka Maaliyadda iyo Xisaabiyaha Guud
Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda Maaliyadda iyo xisaabiyaha guud ee qaranka ayaa maanta hor tagay lana kulmay gudiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland iyada oo ay ka wada...
Dhaxalkii Askariga! Qaybta 8aad
Halkii ay qaybtii hore inoo joogtay ayaa ay qaybtanina innoga sii wadi doontaa. Cadaaladda iyo Muuse Biixi: Hore ayaynu u soo xusnay qaybo ka mid ah...
Madaxweynaha Somaliland iyo Wafti ka Socda Kililka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Amniga iyo Iskaashiga Labada Dhinac
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti wasiiro ah oo ka socda Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya...
Madaxweynaha Gambia oo si Toos ah Ugu Dhawaaqay in Dalkiisu Yahay Jamhuuriyad Islaami ah
SLpost- Madaxweynaha dalka muslimiintu u badan yihiin ee Gambia, Yahya Jammeh ayaa maanta shaaciyay in dalkiisa uu yahay Jamhuuriyad Islaami ah, isagoo baabi’iyay dhamaan...
Dawladda Sweden oo Adkaysay Qaadashada Baasaaboorkeeda
Stokholm:(SLpost)-Dawlada Sweden ayaa maalintii shalay soo bandhigtay qorshe cusub oo lagu adkaynayo bixinta baasaboorka iyo mamnuuc la saarayo in lagu biiro ururada argagixisada loo...
Waa kuma Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland, Cabdilaahi Ibraahim Habbane?
Taariikh nololeedka iyo hawl-qabadka qofku waa muraayadda laga dheehdo nooca qofnimadiisa, gaar ahaanna, marka uu masuul qaran yahay, waxa markhaati ugu filan xilkasnimadiisa iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

