HomeITOOBIYA: Khasaare ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Masaajid ku Yaala Caasimadda

ITOOBIYA: Khasaare ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Masaajid ku Yaala Caasimadda

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Addis(SLpost)-Qarax khasaare nafeed gaystay ayaa ka dhacay masaajidka ugu wayn magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,sida uu xaqiijiyay Afhayeen u hadlay xuquumada Itoobiya.

Masaajidkan la qarxiyay oo lagu magacaabo ANWAR kuna yaala badhtamaha magaalada caasimada ah ee Addis Ababa,ayaa wasiirka xidhiidhka Itoobiya Getechew Reda uu sheegay in dhaawacu gaadhayo ugu yaraan 10 qof,halka warar kale oo madax banaani sheegayaan in dhaawacu marayo ugu yaraan 24 dhaawac.

Qaraxan ayaa masaajid ka lala beegsaday wakhtigii salaadii jimce oo saacadu ku beegnayd 1:30 duhurnimo.

Qaraxan ayaa ku soo beegamaya wakhti ay mudaharaado ka socdaan qaybo ka mid ah dalka Itoobiya oo Arayda Oromadu wadaan kagana soo horjeedaan balaadhinta caasimada Addisa Ababa oo dhul deegaan ahaan ay sheeganayaan lagu durkinayo.

Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay in qaraxan ciddii ka dambaysay la baadhayo isla markaan dib ay ka soo sheegi doonaan.

Waa markii ugu horeysay ee Caasimadda Addis Ababa qarax noocan oo kale ka dhaco,iyadoo Itoobiya ka mid ahayd dalalka ka badbaaday qaraxyada dalalka jaarkeeda loo gaysanayo.

Somalilandpost.net

Hargaysa,Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories