HomeSAYLAC: Haween la Kufsaday iyo Xiisad ka Dhalatay

SAYLAC: Haween la Kufsaday iyo Xiisad ka Dhalatay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Saylac(SLpost)- Magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salal ayaa lagu xidhay 5 nin oo ku eedaysay kufsiga laba haween ah. Kufsiga ayaa la sheegay inuu ka dhacay magaalada Lawyocaddo ee xuduudka Somaliland iyo Jabuuti.

Guddoomiyaha gobolka Salal Cabdirisaaq Waaberi Rooble, ayaa BBC-da u sheegay in nimankaasi labada gabdhood oo safar ahaa u sheegeen inay ka talaabinayaan xuduudka Somaliland iyo Jabtuuti, balse markay marinayaan Layocaddo ay kufsadeen, haatana lagu dawaynayo cisbitaalka magaalada Saylac.

Guddoomiye Waaberi, ayaa sheegaya inaan wali caddayn raggaasi lagu hayn balse arrintaasi baadhis xoog leh lagu hayo, islamarkaana faahfaahinta la bixin doono marka ay haboonaato. Waxa uu sheegay in boolisku xaqiijin doono eedaha loo haysto 5 nin ee loo xidhay arrintaasi kufsiga ah.

 “Booliska ayaa hawsha gacanta ku haya, oo  baadhaya kiiska, shan qof ayaa loo soo xidhay, nin ayaa loo malaynayaa inuu ku jiray kuwa gabdhaha kufsaday iyo niman kale oo kuwa wax tahriibiya ah. Dib ayaanu ka soo sheegi doona, marka ay baadhistu dhamaato, wixii faahfaahin ah ee la xidhiidha sida wax u dhaceen”ayuu yidhi guddoomiye Waaberi.

Arrintan ayaa xiisad Jimcihii ka abuurtay magaalada Saylac, kadib markii dadku isla oogsaday markii ay maqleen tacadiga foosha xun ee ku dhacay labada haween ah, oo sida uu sheegay lagu dawaynayo cisbitaalka Saylac, wuxuuna guddoomiyuhu tilmaamay in arrintaasi dejinteeda gacanta lagu hayo, kiiskana lagu qaadi doono cidda uu ku caddaado.

Ma aha markii u horaysay oo sidan oo kale gabdho safar loogu kufsado xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti, waxaana dhawr jeer ooh ore jirtay in sidan oo kale dumar safar oo doonaya in ay u gudbaan dhinaca dalka Jabuuti xadka loogu kufsado.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories