Daacish Oo Ciidamada Suuriya Ka Qabsaday Magaallo Istaraatiji Ah
Palmyra, (SLpost)- Warbaahinta dalka Suuriya ayaa sheegaysa in xooggaga Daacish ay ciidammada dawladda ka qabsadeen magaalada qadiimiga ah ee Palmyra. Qabsashada Palmyra ayaa guul weyn...
Sucuudiga oo u kala Hiilayey dalalka Djibouti iyo Imaaraadka oo Khilaaf dibloomasiyadeed u dhexeeyo
Djibouti (SLpost)- Khilaaf dhexmaray wadamadda Jabuuti iyo Imaaraadka ayaa la sheegay inuu ku keenay isbeddel siyaasadeed xidhiidhka u dhexeeya Boqortooyada Sacuudiga iyo Jamhuuriyadda Jabuuti,...
Madaxweynaha Turkiga oo dalal Somaliland ku jirto ka codsaday xidhitaanka Dugsiyo Maalgelin ka hela Urur Mucaarad ku ah Dowladdiisa
ANKARA (SLpost)- Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Dayib Erdogan, ayaa dhowaan soo saaray wareegto ugu baaqaysa Madaxda 140 waddan oo Shanta Qaaradood ee adduunka ku...
Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaradka Ah Oo Gaadhay Heshiis Hordhac Ah
Hargeysa, (SLpost)- Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa maanta uu u furmay wada-hadal ku wajahan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo...
Masar Oo lagu Eedeeyay Tacadiyo Galmo Oo Tiro Badan
Qaahira, (SLpost)- Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa si weyn u adeegsanaya tacaddiyada dhanka galmada ah oo lagula kaco dadka la soo xidho, sida lagu...
Afghanistan: Booliis Loo Xukumay Haweenay Qur’aan Gubid loo Dilay
Kabul, (SLpost)- Kow iyo toban askari oo ka tirsan booliiska Afghanistan ayaa lagu xukumay min hal sano oo xabsi ah, waxaa loo haysataa in...
Kuuriyada Waqooyi Oo Ka Noqotay Casuumad Ay Hore Ugu Fidisay Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Pyongyang, (SLpost)- Dawladda waqooyiga Kuuriya ayaa ka noqotay casuumad ay hore ugu fidisay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon. Ban Ki-moon ayaa sheegay inaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

