Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Nicholas Kay Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Madaxwene Siilaanyo Kaga Digay Ciidamada La Doonayo In Soomaaliya Loo Dhiso

Addis Ababa, (SLpost)- Ergayga gaarka ee xogahayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay ciidan ururis ah oo madaxweyne...

“Beesha Caalamku qayb kamay ahayn Meesha ay Somaliland maanta gaadhay” – Wasiir Arrimaha Dibadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay tan iyo wixii ka dambeeyey go’aankii golaha Guurtidu muddo-xileedka ugu kordhiyeen ka hadashay isbeddel la sheegay...

SAYLAC: Dugsi iyo Ardaydiisa oo halis ugu jira Biyaha Badda oo kaabiga u saaran iyo masuuliyiin Booqasho ku tagay

Saylac (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Axmed Cabdi Kaahin oo ay weheliyaan Maamulka gobolka Selal, ka degmada Saylac iyo masuuliyiin kale, ayaa maanta...

Daawo:- Dalka Masar Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinta Qarannimada Somaliland Ee 18 May

Qaahira, (SLpost)- Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa lagu qabtay xuska sannad guurada 24-aad ee kasoo wareegtay maalintii ay Somaliland madax-banaanideeda kala soo...

DAAWO: Dalka Jabuuti Oo Laga Xusay 24-guurada Madax-banaanida Somaliland

Jabuuti, (SLpost)- Dalka Jabuuti ayaa si weyn looga xusay 24 guurada maalinta qaranimada iyo dibu ula soo noqoshada madax-banaanida Somaliland ee 18 May. HALKAN KAGA...

Ban Ki-moon Oo Walaac Ka Muujiyay In Dagaalka Yemeni Uu Sababo Jihaad-doon U Talaaba Soomaaliya

Ban Ki-Moon Wuxuu warwar ka muujiyay saamaynta xayiraadaha shirkadaha xawilaadaha oo lacag u diri jiray ilaa 40% dadwaynaha Soomaaliya. New York, (SLpost)- Xoghayaha guud ee...

“Waxaynu Soo Gaadhnay Waqtigii Somaliland Ay Eegi Lahayd Tayada Kalluunka Ay Soo Saarto” Agaasimaha Kalluumaysiga

Hargeysa, (SLpost)- Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cabdi Axmed Nuur (Cabdi-gurey) ayaa ka warbixiyay faa’iidada iyo doorka looga baahan yahay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img