Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“Shir-guddoonka Wakiilladu Sharciyaddii Golaha Ayay Ku Tunteen”

Hargeya (SLpost)- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ku eedeeyay shirguddoonka Golaha Wakiilada inay wadaan qabyaalad iyo...

Mid Ka Mid Ah Gawaadhiga Madaxtooyada Oo Daad Qaaday

Hargeysa, (SLpost)- Gaadhi ka tirsanaa kolonyada weftigii madaxwaynaha Somaliland ee shalay kazoo guryo noqday safarkii ay ku joogeen magaalada Berbera ayaa ku dhacay doox...

Suldaan Taageero Buuxda u Muujiyay Xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka guud ee beesha Magaadle Suldaan Yuusuf Cabdiraxmaan ayaa sheegay in isaga iyo beeshiisuba ay si buuxda u taageersan yihiin Xukuumadda Somaliland...

Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qaybta 11aad

“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...

“Ma Ogolaanayno In Somaliland Dabaqado Yeelato, Ganacsataddana Baryi Mayno”

Hargeysa (SLpost)- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan  Saxaradiid Caddaani  ayaa walaac xoogan ka muujiyay lacagaha qaalaad siiba dollarka, taas oo meesha ka saartay...

DAAWO: Ciyaaraha African Nation Cup Of UK Sida Ay Somaliland Uga Badisay Waddamada Nigeria , Kenya Iyo Ruwanda

DAAWO: Ciyaaraha African Nation Cup Of UK Sida Ay Somaliland Uga Badisay Waddamada Nigeria , Kenya Iyo Ruwanda https://youtu.be/45COVw6iU6M  

Xukuumadda Oo Dejisay Qorshe Lagu Xoojinayo Sidii Shaqooyinka Ajaanibku Hayo Ay U Qaban Lahaayeen Muwaadiniintu

Hargeysa, (SLpost)-  Wasaarada shaqadaha iyo arrimaha bulshada Somaliland, ayaa soo bandhigtay nidaam  lagu xoojinayo in shaqooyinka dadka ajaanibka ahi dalka ka qabtaan ay qaban...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img