HomeSuldaan Taageero Buuxda u Muujiyay Xukuumadda

Suldaan Taageero Buuxda u Muujiyay Xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka guud ee beesha Magaadle Suldaan Yuusuf Cabdiraxmaan ayaa sheegay in isaga iyo beeshiisuba ay si buuxda u taageersan yihiin Xukuumadda Somaliland ee uu gadhwadeenka ka hayay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Xisbiga KULMIYE.Suldaan

Suldaan Cabdiraxmaan Yuusuf waxa uu xukuumada xisbiga KULMIYE ku amaanay waxqabadka ballaadhan ee ay dalka ka fulisay muddadiiay xilka haysay, waxaanu si gaar ah ugu amaanay madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo dhismaha wadada isku xidha gobolada Sanaag iyo Todheer.

Suldaanka guud ee beesha Magaadle Suldaan Yuusuf Cabdiraxmaan waxa uu sidaasi ku sheegay bayaan uu soo saaray, kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay wargeyska Dawan, bayaankaasina waxa uu u dhignaa sidan “Aniga oo ah Suldaanka guud ee beesha Magaadle, waxaan caddaynayaa beeshayda Magaadle inay taageersan tahay xisbiga Kulmiye iyo dawlada, waxaanu ku taageernay waxqabadka ballaadhan ee uu qabtay Madaxweynaha Somalialnd,  siiba wadada Sanaag ee uu Ingiriiskii wax ka qaban waayay iyo dawladihii kala danbeeyay ee ka horeeyay ay wax ka qaban waayeen ee ay ilaa dawladii faqashtu wax ba ka qaban waayeen, taas oo uu u badheedhay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), sidaa laajligeed baan ku taageernay iyo madaarada, wadooyinka, guryihii qaranka, taasaanan ku taageernay hadaanu nahay beesha Magaadle, codkagayagana waanu siinaynaa mar walba, waxaanu leenahay cid kasta oo reer Somaliland ah  oo masuula wuxu qabtay waa la arkayaa, mid hore ma qaban, mid danbena ma qabanayo, ciidamada qaranka sidaa tayada ugu sameeyay ee uu horumarka u gaadhsiiyay darajooyinkana ugu taxay.

Lacagtii giinbaarka ahayd ee Siyaad Bare ee ay badali waayeen kuwii hore ayuu isagoon lix bilood haysan kaga saaray wadanka. Dalka waxbarashadiisuna kor u soo qaaday anaga waxan ku talin lahaa in shanta sanno ee danbe la doorto, waxa kale oo aan hambalyaynayaa  wasiiradiisa sida, wasiirka arrimaha gudaha, madaxtooyada, wasiirka maaliyada, wasiirka duulista iyo cirka, wasiirka hawlaha guud, wasiirada oodhan kuli goodba waxqabad aad iyo aad u balaadhan ayay qabateen ILLAAHAY kor ha idiin soo qaado”

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories