Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Suldad iyo Saldananad Is-tabceeyey – Qalinka Garyaqaan Maxamed Cabdikariim

Horta wakhtigan la joogo qabiil maxaa lagu qabaa ? waxa lagu qabaa afar shay oo kala ah Magta, Garta, Gacan qabashada, Shaqaalaysiinta. Qabiil hadii...

Geerida Mujaahid Cabdi Naano iyo Wixii aan ka Ogaa Halgankiisa Maalmihii Qadhaadhaa!

Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun Marka hore waxaan Tacsi u dirayaa Qoyska, Qaraabada, iyo Ummada Somaliland ee uu Shalay ka baxay Allah Naxariistii Janno...

“Deegaanka waxa ku jira Xubin aan is-odhan karo Wasiirkaba way ka shilistahay”

Hargeysa (SLpost)- Aadan Axmed Cilmi (Aadan-Dhoolayare) oo xil-wasiirnimo ka soo qabtay xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale tiraba laba jeer, xilliganna ka tirsan Xisbiga Muxaafadka ah...

Wasiir Maxamed Biixi oo ka Qaybgalay shirweynaha 25aad ee Golaha Dhaqaaalaha Adduunka oo maanta Furmay

Cape Town (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa ka qayb-galay shirweynaha 25aad ee Golaha Dhaqaalaha Adduunka (World Economic Forum) oo maanta ka furmay magaalada...

Tirada Xildhibaannada Labada Gole Baarlamaan Ee U Codeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare

Hargeysa, (SLpost)- Fadhi wada-jir ah oo ay maanta yeesheen labada gole baarlamaan ee wakiillada iyo guurtida ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen gudoomiyaha cusub...

Mareykanka Oo Baadhitaan Ku Bilaabay Madaxweynihii Is-casilay Ee Ururka FIFA

Washington, (SLpost)- Madaxweynihii ururka kubadda cagta adduunke ee FIFA, Sepp Blatter ee xalay is-ka casilay xilkaas, ka dib markii todobaadkan dib loogu doortay ayaa...

“Hawlaha Ugu Muhiimsan Ee Wasaaraddu Wado Waxa Ka Mid Ah Sidii Suuq Dibaddeed Loogu Heli Lahaa Kalluunka”

Hargeysa, (SLpost)- Wasaaraddakalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku hawllanayd hirgelinta mashaariic kala duwan oo la xidhiidha ka faa’iidaysiga khayraadka badda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img