Sepp Blatter Oo Iska Casilay Madaxweynenimadii FIFA
Zurich, (SLpost)- Madaxweynihii xidhiidhka kubada cagta aduunka ‘FIFA’ Mr Sepp Blatter ayaa ku dhawaaqay caawa inuu iska casilay xilkii todobaadkan uun loo doortay ee...
Mucaaradka Burundi Oo Maanta Ku Baaqay Banaan-baxyo Cusub
Bujumbura, (SLpost)- Hogaamiyeyaasha mucaaradka ee dalka ayaa ku baaqay mudaharaad cusub oo lagaga soo horjeedo madaxweyne Pierre Nkurunziza, kaasoo ka dhici doona maanta oo...
Mareykanka Oo Waqti Dheeraad Ah Siiyay Soomaalida Bilaa Sharciga Ku Jooga Dalkaas
Washington, (SLpost)- Wasaaradda amniga qaranka ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dadka u dhashay Soomaalida ah ee sharci la’aanta ama sida ku meel-gaadhka ah...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qaybta 10aad
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
Madaxweyne ka noqday Badhasaab Gobol deris la ah Waddankii uu Xukumayey
Waa Hoggaamiye Hore oo dalkiisa looga haysto Dambi ka dhan bani’aadamnimada oo uu Geystay, inuu dalkiisa ka laabtana, wuxuu ka door-biday inuu Magan-galyo weydiisto...
“Wax Xukuumad La Yidhaahdo Oo Aanu Aqoonsanahay Ma Jiri Doonto Marka Ay Gaadho 26 June”
Hargeysa, (SLpost)- Siyaasi Rashiid Aaden Dheri oo ahaa afhayeenkii ururkii XAQSOOR ayaa ka hadlay khilaafka siyaasiga ah ee ay sababtay muddo kordhintii ay sameeyeen...
Gaarrisa: Ciidamada Kenya Oo Jidh-dil U Gaystay Dhalinyaro Soomaali Ah
Gaarisa, (SLpost)- Waxa la soo bandhigay muuqaallo muujinaya ciidamada Kenya oo si xun u garaacaya dhalinyaro Soomaali Kenyaan ah meel u dhow magaalada Gaarisa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

