Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Halista Hinaasuhu Ku Hayo Dhisida Qoys Cusub ”Sheeko Xiiso Badan”

Waxaan doonayaa manta inaan halkan asxaabta kula wadaago sheeko aad u xiiso badan oo taabanaysa waayaha manta lagu jiro iyo waliga wakhtiyadac dhaxamaha badan...

Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Caloosha oo si Fiican ula Dagaalama Calool-istaagga

Qaahira (SLpost)- Qormadan waxa ay soo bandhigaysaa dhowr ka mid ah cuntooyinka iyo cabbitaannada dalkeenna laga yaqaanno oo ay khubarada caafimaadku sheegeen in ay...

Sidee Ajar loo Shaqaysan Karaa adoo Hurda Furaashkaaga?

Dad badan ayaa waxa ay u maleeyaan in ay hurdadu tahay geeri kaliya, oo u qofku haba yaraatee wax hawl ah qaban karin inta...

Xildhibaan Jirde oo ka Waramay Shir Caalami ah oo Lagaga Hadlayey Musuqmaasuqa oo Somaliland Qayb ka ahayd

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka warbixiyey shir caalamiya oo ay iskugu yimaadeen 79 wadan, gaar...

Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada ee Somaliland oo Ganacsatada Ugu Baaqay in ay Iska Ilaaliyaan Tayada Badeecadaha

Hargaysa (SLpost):- Guddoomiyaha Hay’adda  Dhawrista  Tayadda badeecadaha Somaliland Cali Maxamed Cabdulle (Cali-biikallo), ayaa ugu  baaqay ganacsatadda iyo tijaarta  badeecadaha kala duwan u soo waaridda...

Kulan ku Saabsan Qorshe Hawleedada Guddida Caddaaladda oo Hargeysa Laga Furay

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta u sarreeya Bahda Caddaaladda, ayaa si wada jir ah shalay u furay kulan lagu gorfaynaayo qorshe hawleed Guddida Caddaaladdu ku shaqayn...

SOMALILAND FOREIGN MINISTER OPENS AMBASSADORS TRAINING AND FOREIGN POLICY WORKSHOP

     Hargeisa, Somaliland, 12 December 2015 - Somaliland foreign Minister Dr. Saad Ali Shire told that the discussions would focus on building the country’s...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img