HomeSuldaan Xiiray oo Xukuumadda ugu Hanjabay in uu Sheegi Doono Siro uu...

Suldaan Xiiray oo Xukuumadda ugu Hanjabay in uu Sheegi Doono Siro uu ka Hayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost) – Suldaan Yuusuf Xiiray, oo ka mid ah salaadiinta Somaliland, ayaa xukumadda ugu hanjabay inuu sheegi doono siro uu ka hayo xukumadda Siilaanyo, kuwaasi oo ku saabsan kulan qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland la yeelatay Qunsuliyadda Turkiga ee Hargeysa. Suldaanka ayaa hadalkaasi ka sheegay munaasibad maanta lagu qabtay Hotel Hadhwanaag ee Hargeysa.

Wuxuu sheegay in doodiisii ahayd in haddii Somaliland iyo Somalia wada hadlayaan wada hadalka laga qayb galiyo salaadiinta iyo haldoorka kale ee bulshada ay xukumaddu bedeshay, taas bedelkeeda haddii xukumaddu faraha dhigi waydana uu sheegi doono Siro.

Waxa uu hadalkiisu u muuqdaa in xukumaddu wax ka ogayd wada hadalka Salaadiinta iyo Qunsuliyadda Turkiga balse markii dambe ay iska bari yeeshay.

Suldaan Xiiray ayaa xilli uu ku dooday in Salaadiinta lagu daro wada hadalka waxaa soo baxay qorshe ah in Turkigu wada hadalka u bedelay madax-dhaqameedka, taas oo Suldaan Xiiray mucaaradad badan oo xukumadda iyo bulshada dhexdeeda ahba ku kicisay, islamarkaana lagu eedeeyay inuu Xamar doonayo.

https://youtu.be/uP8Wu2BzRRE

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories