Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Nigeria Iyo Jaarkeeda Oo Yeelanaya Ciidan Isku-dhafan Oo Ka Hortaga Boko Xaaraam

Abuja, (SLpost)- Shir madaxeed hogaamiyeyaasha wadddamada jaarka la ah Nigeria uga socday Abuja ayaa lagu go'aamiyey in xoogagga milateriga ee gobolku ay noqdaan kuwo...

DAAWO: Badheedhaha Daahir Rayaale iyo Cali Waran-cadde oo Isu-jawaabay (Anigaa burburiyey UDUB)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo maanta socdaal ku yimi magaalada dalka, kaddib markii uu ka yimi magaalada Dubai ee...

Hay’adda WFP Oo Yareynaysa Cuntadii Ay Siin Jirtay Qaxoontiga Ku Jira Xeryaha Dhadhaab Iyo Kakuma

Nairobi, (SLpost)- Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cuntada ee WFP ayaa sheegtay inay qorshaynayso inay dhinto cuntooyinka ay siiso nus malyuun qof, oo u badan...

“Waan Ka Raaligelinayaa Bahweyntii UDUB Inaan Xisbigii U Dhibay Cali Warancade Oo Hankiisu Aanu Wasiir Dhaafsiisnayn” Daahir Rayaale

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynihii hore Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo muddooyinkii u dambeeyay dalka dibaddiisa ku maqnaa ayaa maanta kasopo degay madaarka magaalada Hargeysa ee...

Ujeedada Uu Mareykanku Ka Leeyahay Ciidamo Uu U Dirayo Ciraaq

Washington, (SLpost)- Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in istaraatijiyadiisa lagu tabobarayo ciidanka Ciraaqiyiinta, laguna diiwaan-gelinayo dagaalyahanno...

Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Ka Hadlay Dad U Dhashay Soomaaliya Oo Madaarka Hargeysa Laga Celiyay

Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha ciidamadda laanta socdaalka ee Somaliland ayaa ka hadlay dhalinyaro ka yimid magaaladda Muqdisho oo doraad dib looga celiyay madaarka diyaaradaha magaalada...

Wefti Ka Socday Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland Ka Taageera Horuminta Oo Kormeeray Wakaaladdaha Waddooyinka Iyo Biyaha

Haregysa, (SLpost)- Wefti ka socda dalalka Qaadhaan-bixiyayaasha taageera Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee (SDF) iyo masuuliyiin ka mid ah dawladda, ayaa kormeeray xarumo ka mid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img