Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

KABUUBYO – W/Q: Muuse Jaambiir

Magacaygu waa Kayse A. Wax kasta oo aan faraha ku hayay waan saydhiyay. Mar uun baa anigoo ladnaan ku jira, iima fure ii raray....

DAAWO Waraysi Xiiso badan oo lala yeeshay Ninka labaad ee Adduunka ugu Dheer oo Arrimo badan ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Somalilandpost.net, waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa Waraysi Telefishanka Madaxa-bannaan ee KALSAN TV magaalada Hargeysa kula yeeshay Ninka labaad...

Ujeeddada Mudaharaad Soomaali Tiro badan ka qayb-qaatay oo ka dhacay Xarunta Maxkamadda Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadamaha (SAWIRRO)

Strasbourg (SLpost)- Mudaharaad ballaadhan oo ay ka qayb-qaateen Muhaajiriin tiro badan oo jinsiyado kala duwan isugu jira, ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay...

Midawga Yurub Oo Mashruuc 1.5 Milyan Oo EURO ah Ka Hirgeliyay Cusbitaalka Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- War uu soo saaray Midawga Yurub ayaa lagu sheegay in Midowga Yurub iyo hay’adaha la shaqeeya, cusbitaalka guud ee Hargeysa, xafiiska qaramada...

Wasiiru-dawlaha Waxbarashada Oo Kormeeray Hanaanka Uu Imtixaanka Shahaadiga Ahi Uga Socdo Magaalada Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wasiiru-dawlaha wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Axmed Nuur Faahiye ayaa kormeer ku sameeyay hanaanka uu imtixaanka shahaadiga ahi uga socda...

FIFA Oo Wax Ka Bedeshay Qabashada Tartanka Koobka Adduunka Ee 2026

Samara, (SLpost)- Xoghayaha guud ee xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa sheegay in dib loo dhigayo tartanka cidda qabanaysa koobka kubadda cagta adduunka...

DAAWO: Dood Kulul Oo Dhexmartay Masuuliyiin Ka Tirsan Axsaabta iyo Goleyaasha Dawladda

Hargeysa, (SLpost)- Xubno ka tirsan axsaabta, xukuumadda iyo goleyaasha sharci dejinta ayaa si adag uga doodday xaaladda guud ee dalku marayo, khilaafkii ka dhashay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img