HomeHay'adda WFP Oo Yareynaysa Cuntadii Ay Siin Jirtay Qaxoontiga Ku Jira Xeryaha...

Hay’adda WFP Oo Yareynaysa Cuntadii Ay Siin Jirtay Qaxoontiga Ku Jira Xeryaha Dhadhaab Iyo Kakuma

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Nairobi, (SLpost)- Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan cuntada ee WFP ayaa sheegtay inay qorshaynayso inay dhinto cuntooyinka ay siiso nus malyuun qof, oo u badan qaxoontiga Soomaalida iyo dadka kasoo qaxay Suudaanta Koonfureed ee ku nool xaryaha qaxoontiga ee Kenya.Xeryaha qaxoontiga

Wakaaladda Reuters ayaa qortay in WFP ay sheegtay in lacagihii ay ka heli jirtay qaadhaan-bixiyeyaasha oo hoos u dhacay darteed ay sabab u tahay inay joojiso raashinkaasi.

WFP waxay sheegtay in laga bilaabo maalinta Isniinta ah ee soo socota saddex meelood meel ay goynAyso xadiga raashinkii ay siin jirtay qaxoontiga ku nool xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma ee dalka Kenya.

Hay’adda WFP waxayna intaas ku dartay in hoos u dhigista cuntadu ay sii socon doonto ilaa iyo bisha September ee sannadkan haddii aan la helin, kharashka ay hay’addu u baahan tahay inay gargaarkaasi ku sii wado.

Hay’addu waxay sheegtay inay si deg-deg ah ugu baahan tahay $12.4 Malyuun oo doollar si looga fogaado yaraanta dhinaca cuntada ah oo soo wajaha qaxootiga bilaha August and September.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories