Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Kormeerkiisii U Horeeyay Ku Sameeyay Xarumaha Caddaalada
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in loo baahan yahay in hoos loo daadejiyo adeegyadda maxkamaddaha si...
Xukuumadda Oo Markii Ugu Horeysay Sheegtay Inay Go’aan Kasoo saarayso Hanaanka Sarifka Lacagaha
Hargeysa, (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in todobaadkan aynu ku jirno uu baanka dhexe si rasmi ah u bilaabayo jaangoynta giimaha sarifka...
SHALAY & MAANTA: Daawo Warbixin laga diyaariyey Wejiyada Siyaasadeed ee Cali Waran-cadde, Ujeeddadii iyo Doorkii uu ku lahaa Burburkii UDUB
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa wasiirkiisii hore ee Duulista Hawada oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Siilaanyo ku eedeeyey inuu...
Booliska Canada Oo Xidhay Soomaali Af-duub Lagu Eedeeyay
Ottawa, (SLpost)- Booliska Canada ayaa sheegay inay xidheen nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Cali Cumar Adeer oo ay sheegeen inuu ku lug lahaa...
Kooxda Al-shabaab Oo Sheegtay Inay 30 Askari Oo Itoobiyaan Ah
Buurxakaba, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay inay dileen 30 ka tirsan ciidamada Itoobiya oo qayb ka ah hawl-galka Amisom, kuwaasoo marayay tuulada Jameeco oo...
Guddida Dhismaha Jidka Dawga Cad Oo Ka Hadlay Dhismaha Weji Cusub Oo Ay Hirgelinayaan
Hargeysa, (SLpost)- Guddida dhismaha jidka dawga cad ayaa sheegay inay bilaabayaan weji cusub oo ah dhismaha jidkaas, kaasoo ka bilaabmaya magaalada Hargeysa ilaa dawga...
Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Safarka Wefti Madaxweyne Siilaanyo Hogaaminayaa Ku Joogaan Imaaraatka
Berlin, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa sheegay in Somaliland bushaaro wanaagsani uga soo socoto dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

