Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgeliyay Deegaanka Waddo-Makaahiil Ee Degmadda Farro-weyne

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha  Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay xadhiga ka jaray Ceel biyood ay baahi weyn u qabeen shacbiga ku dhaqan...

Maamulka Togdheer Oo Iska Difaacay Eedo Uu Hore Ugu Jeediyay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolku

Burco, (SLpost)- Maamulka gobolka Togdheer ayaa dhinac isaga leexiyay eedaymo uu hore ugu soo jeediyay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Togdheer, kaasi oo u eedeeyay in...

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Daah-furay Shirkad Cusub Oo Gaadiidkeedu U Kala Gooshi Doonaan Gobollada

Hargaysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (sayalici), ayaa manta ka qayb galay  xaflad lagu daah-furyay shirkad cusub oo gaadiid, taasi oo...

Axkaamta Soonka – Qaybta 1aad

Hordhac Erayga ‘soon’ waa ka joogsi laga joogsanayo wixi Alle SWT faray in aan la samayn, waana in aad xilli tirsan ka af xidhnaato cuntada,...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland Oo Ka Warbixiyay Shir uu Jabuuti kaga qayb-galay oo Maamul-goboleedyada Soomaaliya goob-joog ka ahaayeen

Hargeysa (SLpost)- Xeer ilaaliyaha guud ee  Somaliland    Axmed  Xasan  Aadan,  ayaa ka  xog-waramay  shir uu dhawaan kaga qayb galay dalka jamhuuriyadda Jabuuti, shirkaasi oo...

Bulsho TV Oo Balaadhin Ku Sameeyay Baahintiisa Gobollada Galbeedka

Hargeysa, (SLpost)- Xaflad balaadhan oo lagu daah furayay  telefishanka  Bulsho Tv oo baahintiisa ku soo kordhiyay   goboladda galbeedka ee Awdal iyo Gabiley   ayaa xalay...

“Madaxweynaha Ma Aqoonsan Doono Haddaanu Heshiiskii Xisbiyada Go’aan Kasoo saarin Ka Hor 26-ka June” Musharaxa UCID

Hargeysa, (SLpost)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay inaanay madaxweyne Siilaanyo aqoonsanayn haddaanu go'aan kasoo saarin heshiiskii xisbiyadu ka gaadhin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img