Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Musharax Afrikaan Ah Oo Shaaciyay Inuu U Taagan Yahay Madaxtinimada FIFA

Monrovia, (SLpost)- Gudoomiyaha xidhiidhka kubbada cagta dalka Afrika ku yaalal ee Liberia Musa Bility ayaa ku dhawaaqay inuu  utaagan yahay doorashada madaxtinimo ee FIFA. Waxaa...

Daawo Qasiidooyin Nebi Ammaan ah iyo Codkii Omer Aden

Waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa dadweynaha Qasaa'id Nebi Ammaan ah iyo Codka Fannaanka reer Jabuuti ee Cumar Aadan. DAAWASHO WACAN

Muslimiinta Waddanka Shiinaha oo loo diiday Gudashada Waajibaadka Soonka Bisha Ramadaan

China (SLpost)- Dawladda Shiinaha, ayaa qoomiyadaha muslimiinta ah ee ku nool dalweynaha shiinaha, gaar ahaan qoomiyadda Uyghur oo ku nool Gobolka Xinjiang, ka horjoogsatay...

YUUSUF GARAAD: Xirfadle Caan Baxey Misna Muunad Baxey! – W/Q: Mustafe Suleymaan Cilmi

Hal-qabsi:- Waxba yaanu xoolo I siin xeerna ii geline, Xaashee nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaabe… Mahadhooyinkii Gabyaa M. N. Fadal (AHUN). Mr. Yuusuf Garaad Cumar...

Axkaamta Soonka – Qaybta 2aad

Waa ayo cidda soonku ku waajiibayo? Qofku waa in uu Muslim yahay Qofku waa in uu qaangaadh yahay (qof aan qaan-gaadh ahayn laguma laha soon balse...

Wasiirka Qorsheynta Muxuu Ka Yidhi Rabshadii Ka Dhacday Jaamacadda Hargeysa?

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ahna guddoomiyaha guddida jaamacadda Hargeysa ayaa ka hadlay rabshad shalay ka dhacday xarunta...

Laamaha Ammaanka Kenya Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyay

Nairobi, (SLpost)- Waxaa guud ahaan isbedel lagu sameeyay laamaha sirdoonka dalka kenya iyagoo in ka badan 50 sarkaal oo sar sare oo katirsanaa laamaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img