Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Shacabka Ku Hambalyeeyay Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal hambalyada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed ah wuxuu u diray guud ahaan bulshada...

Xukuumada Somaliland Iyo Wefti Ka Socda China Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Ganacsi Ee labada Dal

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada wershedaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa shalay kulan  ballaadhan la yeeshay masuuliyiin sar-sare iyo ganacsato ka socday dalka...

Midawga Yurub Oo Ku Heshiin Waayay Qaabillaada Muhaajiriinta

Brussels, (SLpost)- Dalalka Yurub ayaa ku guuldareystay in ay heshiis ka gaaDHaan waxay ka yeelayaan kumannaanka magan-gelyo doonka ah, ee gaadhaya dalalka Talyaaniga iyo...

Fu’aad Aadan Cadde oo ka hadlay Xaaladdiisa Caafimaad iyo Xilliga uu Hargeysa imanayo

Istanbul (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee gobollada Bari Fu’aad Aadan-Cadde oo cusbitaal ku yaalla waddanka Turkiga, gaar ahaan magaalada Istanbul lagaga daawaynayo Xannuun uu...

Prof Axmed Ismaacil Samatar oo Sharraxay sida loogu guulaysan karo Wada-hadallada Soomaaliya iyo loolanka Aqoonsi-raadinta

Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sharraxaad ka bixiyey muhiimadda ay Somaliland u leedahay fahamka Aqoonta guud ee Cilaaqaadka Caalamiga ah, taas oo...

Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Farriin Digiin Ah U Diray Waalidiinta Ubadkooda Lagu Qabto Rabshad

Boorama (SLpost) -  Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan dhalinyaro uu sheegay inay habeenkii bulshada ku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Sameeyay Sannad-guurada 2-aad Ee Hirgelinta Idaacadda Qur’aanka Kariimka

Hargeysa, (Slpost)-  Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay sannad guurada labaad ee ka soo wareegtay asaaskii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img