Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ciidamada Badda Somaliland iyo Midowga Yurub oo Hawl-gal Carbis ah wada-jir uga fuliyey duleedka Berbera

Berbera (SLpost)- Ciidamo ka tirsan Hawl-galka Midowga Yurub ee la-dagaalanka Budhcad-badeedda iyo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa xeebaha magaalada Berbera si wada-jir ah uga...

The Current Government has tremendously fulfilled its Electoral Promise! (Opinion)

Somaliland citizens have both the motive and opportunity to look back into the brilliant performance and progress achieved by President Silaanyo’s government during the...

DAAWO Muuse Biixi, Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe oo Isku Haleelay Dood Xiiso badan

“Bal 27-ka Julay Guddoomiyoow marka ay gaadho haddaan intaa xal heli wayno Siilaanyo wakaase car ha sii fadhiyo." Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee...

Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi Oo Argtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Muddo Kordhinta Doorashada

Hargeysa  (SLpost) -  Guddoomiyeyaasha  saddexda xisbi qaran ee, KULMIYE, UCID  iyo WADDANI, ayaa dooda adag ka yeeshay muddo kordhintii ay Golaha Guurtiddu u sameeyeen...

Waddamada Afrika Oo Ka Shiraya Ka Hortagga Xag-jirnimada

Nairobi, (SLpost)- Madax ka kala socoto 22 dawladdood oo Afrikaan ah iyo 16 waddamo kale ka socda ayaa maanta ku kulmaya magaalada Nairobi ee...

Curyaankii Kibraaniga Ahaa! – W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Waa maalintii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan,dadkuna waxay hadda uu si tartiib-tariib ah ula soo qabsanayaan hab-nololeedka cusub ee soonka,badidoodna waxay la riyaaqsan...

Yuusuf Garaad Oo Cadaawaddii Uu Ka Waday BBC Somali U Beddelay Qalin-ku-dagaalan – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Wakhtigii uu Madaxa ka ahaa Idaacadda BBC-da. Weriyeyaashii Uu Shaqada Ka Eryey Wuxuu hadh-cad shaqadii idaacadda ka dareeriyey 9 weriye, oo ahaa hal-doorkii suxufiyiinta Soomaalida kuwaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img