Saxaafadda Iyo Sahal-u-galkeeda! – W/Q : C/raxmaan C/laahi Warsame
Inkasta oo sidii dalkan Somaliland loogu soo noqday, dhinac waloo nolosha ka mid ahi si isku dheellitiran u korayay, haddana waxa jira meelo badan...
DAAWO Qaybta 6aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Halkan ka daawo Qaybta Lixaad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 8aad) – Ilaalinta Carrabka iyo Wakhtiga
Ilaalinta carrabka iyo wakhtiga Waxaynu halkaa ka arkaynaa carrabku in uu yahay waxa samaha iyo xummaanta inoo soo jiida, haddii waxaynu ku hadlayno yahay...
Siilaanyo Ayaa Sidaa Ku Dambayn Marna Maan Suuraysan!
Qorshe iimay ahayn inaan qalinka siyaasad u qaato bil Ramadaan taladana kumaan darsan ka hadalkeedaba. Waxaase saaka igu diray ficillada aan siisan waayay ee...
Urur Gobolleedka IGAD Oo Kenya Ku Ammaanay Xayiraad Ka Qaadista Xawaaladaha
Nairobi, (SLpost)- Urur-goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyay dib u fasixiddii ay Kenya dib u fasaxday xawaaladaha Soomaalida ee dalkeeda ka hawl-gala, kuwaasoo ay xayiraad...
Booliska Mareykanka Oo Xabsiga Dhigay Soomaali Masaajid Weeraray
Rochester, (SLpost)- Ciidamada booliska ee magaalada Rochester ayaa xabsiga u taxaabay nin Soomaali ah, kaasoo xiisad gacan ka hadal ah ka dhex abuuray masaajid...
Xildhibaannada Degmada Boorama Oo Xilkii Ka Qaaday Maayarkii Iyo Ku-xigeenkii Magaaladaas
Boorama, (SLpost)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta kal-fadhi yeeshay ayaa xilkii ka qaaday Maayirkii magaaladaas iyo ku xigeenkiisii, waxaanay doorteen maayar cusub...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

