Hambalyo Meher Wacan: C/laahi Cabdi Xasan iyo Raxma Maxamed Jaamac
Hambalyo Meher Wacan Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax, Guule Lagama waayee Gobanimo Ku Aqal Gala Aabo Cabdi Xasan Maxamed, hooyo Xasna Muxumed Dhawal, Mustafe Cabdi...
Madaxweynaha Oo Shacbiga Ku Hambalyo Sanad Guurada 55aad Ee Ka Soo Wareegtay 26 June 1960-KII
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa shacbiga Somaliland u diray Hambalyada Sanad guurada 55aad ee ka soo wareegtay 26-June 1960kii...
DAAWO: Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Bad-mareennada Adduunka
Berbera, (SLpost)- Munaasibad lagu xusayay maalinta bad-mareennada adduunka ayaa lagu qabtay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, taasoo ku beegan 25 bisha June. HALKAN KA...
Waddamada Reer Yurub Oo Go’aan Kasoo Saaray Tahriibayaasha Ku Qulqulaya
Brussels , (SLpost)- Hogaamiyeyaasha dalalka Yurub ee ku shirayay magaalada Brussels ayaa ka munaaqashooday sidii ay uga hortagi lahaayeen dadka tirada badan ee ku...
Dhegayso Barnaamijka Radio Hirad ee Todobaadkan iyo Warbixino kala duwan
Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...
DAAWO Qaybta 7aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo inoo daadihinaya
Halkan ka daawo Qaybta 7 ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo...
Axkaamta Ramadaanta (Q. 9aad) – Qofka Sooman akhlaaq caynkee ah ayaa looga baahan yahay?
Habdhaqanka sare waxa ka mid ah sida aynu soo sheegnay xishoodka, xishoodka ugu dunsani waa ka qofku Alle SWT ka xishoodo. Rasuulka CSW oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

