“Dawldadda Ingiriiska Wax Loo Gudbiyay oo Dacwad ahi Ma Jirto, Waxa La isku Sawiray Uun Dad Ingiriis ah oo Meel Taagan”
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay war ay faafisay shabakada Wikileaks oo ku saabsan heshiis la sheegay...
Cali-gurey Oo Xilka Xukuumadda Ee Shantii Sanno Ku Tilmaamay Mid Lagu Hungoobay
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiye Ku-xigeenka 3-aadee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Muj. Cali Yuusuf (Cali-gurey) ayaa si qoto dheer uga hadlay hanaanka hogaamineed ee Xukuumadda...
Wikileaks Waxay Fashileen Garaadka Siyaasiyiinta Somaliland
Soo ifbaxa qoraalka Wikileaks wuxuu inna tusay heerka iyo garaadka ay taagan yihiin siyaasiyiinteennu, waxay inna tustay miisaanka ay leeyihiin madaxda inna xukunta iyo...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 19aad) Fadliga ducada iyo Xilliyada ay u dhowdahay in la Aqbalo
Duco waa baryo ama tuugis Alle uu baryayo addoonkiisu, cidda kaliya ee la baryi karaa waa Alle SWT, sokadii cidna lama baryi karo. Alle...
Somaliland: Dadka Gaagaaban Oo Markii Ugu Horeysay Urur Samaystay
Hargeysa, (SLpost)- Dadka gaagaaban ee ku nool Somaliland ayaa samaystay urur ay ku midaysan yihiin kaas oo u dooda doona xuquuqdooda. Shucayb Xasan Ducaale oo...
Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Hadallo Hanjabaad Ah Oo Kasoo Yeedhay Mucaaradka
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay hadalo maalmahii ugu dambeeyey ka soo baxay xisbiyada mucaaradka Somaliland oo ku...
DAAWO: Wasiirkii Hore Ganacsiga Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Xirsi
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirkii hore ganacsiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, iyagoo isku maan-dhaafay warbixino...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

