Kaydka Taariikhda; Safarkii Cigaal ee USA, Italy IYO Libya
Hargeysa, (SLpost)- Kaydka Taariikhda; Safarkii Cigaal ee USA, Italy IYO Libya https://youtu.be/IeXccX0qpvU
Isu socodkii Wadooyinka Ee Hargaysa Oo Mar Markale La Bedalay
Hargeysa, (SLpost)- Maayar ku xigeenka caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi oo ay weheliyaan xoghayaha fulinta dawlada hoose, hogaanka ciidanka nabad-gelyada wadooyinka iyo qaar ka...
“UCID Ma Waxay Noqotay Jaamacadda Cayda Mise Waa Ka Siyaasad”
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xisbiga UCID ku masaalay inay yihiin jaamacadda Cayda. Waxaanu xidhibaanku...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybta 20aad) Fadliga masaajidka
Marka la qeexayo erayga masjid waxa lagu qeexa sujuud, oo ah goobta lagu sujuudayo, waxana eraygaa looga soo dheegta inay tahay goobta qofku ugu...
DAAWO: Dowlada Hoose Hargeysa Oo Dayac-tir Ku Samaysay Wadada Iyo BirIIshka weyn Ee Caasimadda
Dowlada Hoose Ee Hargeysa Oo Dayac-tir ku samaysay Wadada Iyo Biriishka weyn Ee caasimadda HALKAN KA DAAWO:- https://youtu.be/MIIYQoLQayk
Golaha Guurtida Oo Kusii Adkaystay Go’aankoodii Muddo Kordhinta, Waxba Ka Jiraanna Ku Tilmaamay Heshiiskii Axsaabta
Hargeysa, (SLpost)- Golaha guurtida Somaliland ayaa kusii adkaystay meel-marka go’aankii ay hore muddada ugu kordhiyeen xukuumadda iyo golaha wakiillada, kaasoo ay ansixiyeen bishii April. Af-hayeenka...
Guddooomiyaha Suuqa Waaheen Oo Ka Waramay Dhaqdhaqaaqa Ganacsi Ee Xillaga Ciidda
Hargeysa, (SLpost)- Guddooomiyaha ganacsatada suuqa Waaheen ee badhtamaha magaaladda Hargeysa Mawliid Qawdhan Siciid, ayaa ka warbixiyay dhaqdhaqaaqa ganacsi ee suuqaasi ka socda, iyadoo ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

