Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

10 Qof Oo Lagu Dilay Weerar Laga Fuliyay Waqooyi Bari Kenya

Mandheera, (SLpost)- Wararka laga helayo degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa sheegaya in dad ka badan 10 qof lagu dilay weerar xalay...

Wasiir Xirsi Oo Ka Hadlay Qoraallo Ay Dhawaan Baahisay Shabakadda Wikileaks

Hargeysa, (SLpost)- wasiirka madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa beeniyey in Somaliland iyo Somalia heshiis midow wada galee wasir xirsi ayaa qoraal dheer oo...

Dad Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Duqeynta Sucuudigu Ka Wado Yemen

Cadan, (SLpost)- Magaalada Cadan ee dalka Yemen ayaa lagu soo War-ramayaa in ay duqeyn diyaaradaha Sucuudiga ay ka geysteen ay ku dhinteen dad Soomaali...

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Agaasimaha Wasaaradda Duulista Oo Dhagax-dhigay Dhismaha Madaarka Laascaanood

Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada Cumar Sayid ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha...

“Xukuumaddu way Jiraysaa Waxaanay ku Shaqaynaysaa Muddo Kordhintii Guurtidu Samaysay” Xil. Nacnac

(SLpost)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac),ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan  Siciid Cilmi Roobe oo ay ka wada tirsan yihin Golaha Wakiiladda. Waxaa...

Ergooyin Nabadeed Oo Ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo Guumays Ka Bilaabay Nabadeynta Laba Ardaa Oo Shaqaaqo Dhex Martay

(SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa  ergooyin nabadeed oo  gurmad ah u dirtay xurguf colaadeed oo dhawaan laba beelood ku dhex martay degaanka Guumays oo ka...

Dadweynaha Giriiga Oo Cod Ku Diiday Soojeedintii Reer Yurub

Athens, (SLpost)- Codbixiyeyaasha dalka Giriiga ayaa si weyn u diiday qorshaha ay usoo bandhigeen kuwa deymaha ku leh dalkaasi. In ka badan boqolkiiba 61 dadkii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img