Dhalinyaro Gadoodsan Oo Weerar Ku Qaaday Jaamacadda Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Hargeysa, (SLpost)- Arday gadoodsan ayaa saaka weerar ku qaaday jaamacada magaalada Hargeysa, halkaasoo ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen dhamaan baabuurtii ku xaraysnayd xayndaabka jaamacadda. Ardaydan oo...
Dareenka Ku Xeeran Mashruuca Dib U Eegista Manhajka Waxbarashada Somaliland Iyo Musuqa Miisaaniyaddii Loogu Talo Galay!
Mashruuca dib u eegista manhajka Somaliland ee uu ku baxayo adduun 3 million oo dollar oo ay hayda UNESCO IYO AET iska kaashanayaan ee...
Ujeeddooyinka Gurracan Ee Wasiirka Waxbarashadu Ka Leeyahay Machadka Tababarka Macallimiinta
Waa qaybtii saddexaad ee qoraallo aan ku eegaynnay marinka gurracan ee Wasiir Geedoole qaaday intii uu hayay Xilka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee...
Wasaaradda Waxbarashada: Manhajka Dugsiga Sare ee Somaliland Waxa Ku Jira Inaynu Daanyeer iyo Bakteeriya Ka Nimi!
Maan jeclayn in an qalinka u qaato dhaliilisa wasaaradda waxbarashada oo dawladda masuul uga ah arrimaha waxbarashada, laakiin maadaama oo aanan xidhiidh toos ah...
Waa Looga Dareeray – W/Q Khadar Cabdiraxmaan
Labadii todobaad ee la soo dhaafay waxaa magaalada Hargeysa aad looga dareemaayey iyo guud ahaan gobolada dalka is bedel dhanka siyaasadda arrimaha guddaha ah,...
DHALASHO FARXAD LEH: Qaasim Maxamuud Kaariye iyo Hodan Muxumed Cabdi oo Wiil ugu dhashay Hargeysa
Hooyo Xaliimo Cabdi Faarax, Khadar Iid Kaariye, xaaskiisa iyo Carruurtiisa, Abokor Iid Kaariye, Amran Iid Kaariye iyo Carruurteeda, Umalkheyr Iid Kaariye iyo Carruurteeda, Khadra...
“Haddii ay mucaaridku joojin waayaan muranka muddo kordhinta doorashooyinku mar kale ayay dib u dhici karaan”.. maayarkii hore ee Saylac
Hargaysa (SLpost): Maayarkii hore ee degmadda Saylac Maxamed Cumar Xadi, ayaa dastuur jabin ku tilmaamay shirkii wada tashiga qaran ee ay ku baaqeen axsaabta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

