Wasiir Xirsi Oo Qodobeeyay Mashaariic Uu Madaxweyne Siilaanyo Xadhiga Ka Jaray
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay mashaariic kala duwan oo uu madaxweynuhu xadhiga ka jaray inta uu ku...
Mareykanka Iyo Turkiga Oo Ka Shiraya Dagaal Ka Dhan Ah Kooxda Daacish
Washington, (SLpost)- Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu Turkiga wada-hadal kala leeyahay, sidii uu dalkaasi u xoojin lahaa duqaymaha ka dhanka ah ururka la magac...
Shaqaalaha Jaamacadda Hargeysa oo Shaqo-joojin Iclaamiyey iyo Shuruudo ay ku xidheen
Hargeysa (SLpost)- Shaqalaha iyo hawl-wadeennada kala duwan ee Jaamacadda Hargeysa ka hawl-gala, ayaa shaaca ka qaaday shaqo-joojin buuxda, kaddib markii kooxo Arday ah oo...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Kordhinta Garsooreyaasha
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in baahi loo qabay tirada garsooreyaasha Maxakamadda sare oo uu Madaxweyne Siilaanyo...
Madaxweyne Obama Oo Ku Guda Jira Socdaalkiisii Dalka Itoobiya
Addis Ababa, (SLpost)- Madaxweyne Obama ayaa ku gudajira lugtii labaad ee socdaalka uu ku marayo Afrika, isagoo booqanaya dalka Itoobiya. Mareykanka iyo Itoobiya ayaa iska...
Boorame Oo Laga Mastaafuriyay Lixdan Qoys Oo Shisheeye Ah
Boorama, (SLpost)- Taliyaha laanta Socdaalka Gobolka Awdal kabtan Axmed Ismaaciil Ibraahin ayaa shalay ka Mastaafuriyay Magaalada Boorama dad Itoobiyaan ah oo iskugu jira Tahriibayaal...
Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Cabasho Ka Muujiyay Miisaaniyadooda Oo Ku Yar
Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha laanta socdaalka ee Somaliland Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf, oo ay wehelinayeen saraakiil ka tirsan hay’adda laanta socdaalka ayaa ka war-bixiyay ...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

