HomeWaa Looga Dareeray - W/Q Khadar Cabdiraxmaan‏

Waa Looga Dareeray – W/Q Khadar Cabdiraxmaan‏

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Labadii todobaad ee la soo dhaafay waxaa magaalada Hargeysa aad looga dareemaayey iyo guud ahaan gobolada dalka is bedel dhanka siyaasadda arrimaha guddaha ah, gaar ahaana arrimaha xisbiyada.

Magaalada Hargeysa oo kaliya oo waxaa ka dhacay ugu yaraan shan is bedel oo ka yimi dhanka xisbiga siyaasiga ah ee Waddani, isaga oo ay ka baxeen ku dhawaad sideed masuul oo dhamaan wad xil u hayey xisbiga Waddani.

Aad ayaan ula fajacay siyaasadda xisbiga Waddani oo runtii wakhtigan gabi dhaclayn ku jirta, isla markaana galay jaah wareer dhanka siyaasad ahaan ay ku tiirsan yihiin ah.

Shir talo qaran iyo shir kale maxaad qaban kol hadii godkaagi ay biyo kuugu soo galeen. Soomaalida ayaa tidhaahda maradiisa ayaa ku gubtay. Waddani waxaan leeyahay maanta maradiisii ayaa ku gubtay oo wuxuu u baxay mudh iyo gacan.

Xisbiga waddani wuxuu dhabaha saaray dariiqii xisbigii weynaa ee UDUB oo afweyntay goostay xiligiisii ugu wacnaa dhanka taariikhda, kana maanta taas ayuu ifa-faalaheeda soo wataa.

Gudoomiyaha waddani ee xisbiga maanta maalin ay kaga xuntay ma jirto, in kastoo uu soo jaqay ugu yaraan toban sano oo mudo xileedkiisa ah iyo baaqi dheeraad ah oo jeebkiisa kaga darsaday.

Shacabka reer Somaliland waxaan leeyahay isha Cali ka laalaada waad aragtaan ee runta isku sheega oo ka tashada aayihiina, una dhaqaaqa dhabaha horumarka ee xukuumada madaxweyne Siilaanyo inoo jeexday.

 

W/Q:  Khadar Cabdiraxmaan

Khadarc16@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories