Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Si Is-khilaafsan Uga Hadlay Muddo Kordhintii Guurtida Iyo Heshiiskii Xisbiyada

"Go’aanka Guurtidu waa sharci, waana dastuuri,waxaana la yaableh in gudoomiye C/raxmaan Ciro yidhaahdo waa sharci-daro" "Wixii ay xisbiyadu ku heshiiyeen ee madaxweyne-xigeenku ku dhex-joogay waxay...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilka-qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Bahda Garsoorka

Taariikhda: - 26/07/2015   WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/XERM/249-3438/072015 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Garsooreyaasha maxkamada sare.   Madaxweynuhu:-   Markuu...

Fanaannada Sahra Halgan Oo Shaacisay Inay iska Casishay, Kana Baxday Xisbiga Waddani

Hargeysa, (SLpost)- Fanaannada Sahra Axmed Maxamuud (Halgan) ayaa shaacisay inay iska casishay, isla markaana ka baxday xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo ay xubin...

Sheeko Gaaban: Agayn “Again” – W/Q: Maxamed Fu’aad Xasan Dhago-Cadde

Wakhti, waayadii lasoo maray ka mid ahaa, ayaa laba nin oo reer baadiye ilmo adeer ahi u dhoofeen dhankaa iyo dalka ingiriiska, kadib markii...

Cali-gurey Oo Naqdiyay Shirka Mucaaradka, Kuna Sifeeyay Mid aanay Waxba Kasoo Baxayn

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa naqdiyay shirka axsaabta uga furmay magaalada Hareysa,...

Afar Masuul Oo Mar Iska Wada Casilay Xisbiga Waddani

Hargeysa, (SLpost)- Afar mas’uul oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii  iyo xubinimaddii ay ka...

Obama Oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Kenya looga Mudaharaadeen

Nairobi, (SLpost)- Madaxweyne Obama ayaa amaanay mustaqbalka dhaqaalaha iyo ganacsiga Afrika, hadal uu ka jeediyay Nairobi, kaasoo uu ku furay shirka lixaad ee ganacsiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img