HomeDhalinyaro Gadoodsan Oo Weerar Ku Qaaday Jaamacadda Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Dhalinyaro Gadoodsan Oo Weerar Ku Qaaday Jaamacadda Hargeysa Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Arday gadoodsan ayaa saaka weerar ku qaaday jaamacada magaalada Hargeysa, halkaasoo ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen dhamaan baabuurtii ku xaraysnayd xayndaabka jaamacadda.

Ardaydan oo sida ay wararku sheegeen ka gadoodsan macalimiin hore u shaqada looga joojiyay oo ka hawl-gali jiray jaamacadda ayaa waxay khasaare u gaysteen in ka badan afartan gaadhi oo ay lahaayeen hawl-wadeenada jaamacaddu.gaadhi

Khilaafkan oo muddooyinkankanba ka taagnaa jaamacaddaas ayaa hore u sababay in dhalinyaro sidan oo kale u gadoodsani ay waxyeeleeyaan qaar ka mid ah guddida jaamacadda.

Ilaa hadda kamay hadal masuuliyiinta iyo maamulka jaamacaddu waxa ugu weyn ee keenay dhacdadan foosha xun, isla markaana may soo bandhigin waxay ku xalin doonaan.gadhi ga

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories