DHALASHO FARXAD LEH: Caydaruus Sh. Cumar iyo Suleekha Yuusuf oo Gabadh ugu dhalatay Hargeysa
Maamulka, Tifaftireyaasha iyo Hawl-wadeennanada Shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandpost.net waxa ay halkan hambalyo Dhalasho Farxad leh uga dirayaan Caydaruus Sh. Cumar Geeddi iyo Suleekha Yuusuf Aw-Faarax Oo...
Xukuumadda Oo Hadhimo Sharafeed U Samaysay Madaxweynihii Hore Ee Puntland
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacil Saylici ayaa munaasibad qado sharaf ah u sameeyay Madaxweynihii hore ee Puntland oo muddo 10-cisho ah...
Horta Waa Maxay Dufankan Baas ee ka ura Siyaasiga Soomaalilaand?
Mid wasiir ah oo aannu qaraabo nahay baan maalmahan oo dhan ka daba wareegayay oo kabihii igaga idlaadeen. Shaqo doon baan ahaa. Dee meeshu...
DAAWO: Khudbaddii Madaxweyne Obama Ka Jeediyay Xarunta Midawga Afrika
Addis Ababa, (SLpost)- Madaxweynaha dalka Mareykanka Obama oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa khudbad dheer ujeediyay shirka waddamada midawga Afrika. HALKAN KA DAAWO: https://youtu.be/Nx0WKsKN0f0
“Dadweynaha Gobolka Sanaag Waxaan Leeyahay Waa Inaad Guntiga u Xidhataan Ka qeyb-qaadashada Jidka Ceerigaabo”Maareeyaha Madbacadda Qaranka
Hargeysa, (SLpost)- Maareeyaha madbacadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey) oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka Sanaag, ayaa soo maray...
“Khilaafka Jaamacadda Hargeysa Waxa Uu Bilaabmay Markii KULMIYE Dalka Qabsaday” Ku-xigeenka Waddani
Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in tan iyo markii uu dalka qabsaday...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Bulshada Ugu Baaqay Inay Ku Kala Baxaan Sharciga
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa Bulshada reer Somaliland ugu baaqay in lagu kala baxo sharciga oo ay dadku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

