HomeGuddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Kordhinta Garsooreyaasha

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Kordhinta Garsooreyaasha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in baahi loo qabay tirada garsooreyaasha Maxakamadda sare oo uu Madaxweyne Siilaanyo kordhiyay. Waxa uu sheegay inay ka gar-naqi doonaan 300 oo dacwadood oo maxakamaddaha iska dhex yaalay muddo dheer.Prof.-Aadan-Xaaji-Cali

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa digreeto uu soo saaray 26, July,2015 waxa uu ku magacaabay 8 garsoore, waxaanu xilka ka qaaday 2 ka mid ah 5-ta garsoore ee Maxakamadda sare ka koobnayd.

Qoraal Guddoomiyaha maxakamadda sare arrintan kaga hadlay ayaa u dhignaa sidan:-

“Gudoomiyaha Maxkamadasare iyo ta Dastuurga ahi waxa uu uga mahadnaqayaa madadaxwaynaha Jamuuriyadada Somaalilad kordhinta uu ku sameeyey Garsorayaasha maxkamada sare iyada oo ka turjumaysa baahida loo qabo Garsoorayaal Dacwadaha dhaqaaajiya. Madaxwaynuhu waxa kale oo uu tixgaliyey talooyinkii uu u soo jeediyey Gudoomiyaha Maxkamada sare iyada oo garsorayaasha la magacaabay ay yihiin dadkii u qalmaayey oo ah dad khibrad dheeraad ah u leh kuna soo dhex jiray Garsoorka muddo dheer isla markaana waxbarasho sharci oo sareeya leh.

Waxaan rajaynayaa in ay wax weyn ka tari doonaan dib u habaynta cadaalada iyo waliba dacwado kor u dhaafay 300 (saddex boqol oo dacwadood) oo mudo dheer maxkamadaha iska dhex yaalay una baahan in laga garnaqo.

 

Garyaqaan Adam Xaaji-Cali Axmed

 

Gudooomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga

 

Ahna Gudoomiyaha Gudida Cadaalada

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories