Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ka Xorow Uur kutaalada!

Si aad hore ugu socoto, Umad u hogaamiso, Horumar nafsi ah iyo mid umadeedba aad u gaadho, ka xerow urursiga naxliga iyo uurkutaalada. shakhsi, bulsho...

Ila Tali!

  Laydhka ama korantadu aad ayay gabaabsi u ahayd waayadii hore. Waan xasuustaa gooraha ay qorraxdu godkeeda sii galayso, ayaa uu laydhku soo dhici jiray....

Maamulka Madaarka Hargeysa Oo U Bishaareeyay Dadweynaha Ku Xeeran Xayndaabka Madaarka

Hargeysa (SLpost) Maamulka Madaarka Caalamiga ah ee CIGAAL ee caasimadda Hargeysa ayaa sheegay in ay u fidiyaan dadka deegaanka ku wareegsan madaarka adeegyo tabarucaad...

Madaxweynaha Nayjeeriya oo Ku Dhawaaqay in Uu Isagu Maamuli Doono Wasaaradda Baatroolka Ee Dalkiisa

  Newyork(SLpost)-Madaxweynaha Nigeria, Muhammadu Buhari ayaa sheegay inuu isagu maamuli doono wasaaradda batroolka dalkaas, kaddib markii Xaalad adag oo dhinaca dhaqaalaha ah ay soo wajahday...

Akhriska Habboon

Hordhac: Akhrisku waa mid ka mid ah hilinnada aqoonta looga arooro.Waa quudka maskaxda. Waa dhex mushaaxa caqliyada dadka, waana nolol kale oo dheeraad ah. Bulshooyinka aayahooda...

DAAWO Hees si Shakhsi-shakhsi loogu Ammaanay Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska

DAAWO HEES si shakh-shakhsi ah loogu ammaanay Doorka ay soo-nooleynta Fanka Soomaalida ka ciyaareen Fannaaniinta iyo Hawl-wadeennada Kooxda Hobollada ee Xiddigaha Geeska. Heestan waxa...

Dalladda Ururada aan Dawliga Ahayn Ee SONSAF oo Hogaan Cusub Doortay

Hargaysa(SLpost)-Shirweynihii afraad ee dallada Ururrada bulshada rayidka ah ee Somaliland – SONSAF ayaa lagu qabtay caasimadda Hargeysa, ayaa lagu doortay hoggaan cusub oo maamuli...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img