Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

SONYO Khilaafkeedu wuxuu dogobyo sii saaray Dayowgii dhalinyarada Haystay – W/Q: Suleiman Abdisitar

Ugu Horayn (ASC), Bacdigeed Midowga dhalinyarada iyo inay yeeshaan marjac laga maamulaa waxay muhiim u tahay da’yartan  Somaliland ee majarahabawsan,  dhalinyaradan maalinba siyaasi danayste...

“Nimankaas kala saariddooda, waxa ka fiican wada-saariddooda, markaa madaxweynuhu hadduu…”

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa madaxweyne Siilaanyo ku bogaadiyey go’aanka uu ugu...

Abwaan Weedhsame Oo Gabay Baroordiiqa U Tiriyay Geerida Marxuum Maxamed-Rashiid Muxumed Faraax

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa waxa uu Gabay Baroordiiqa u tiriyey Geerida ku timi Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax...

Maanso cusub: DANQAABO – Waxa curisay Yaasmiin Maxamed Kaahin.

Haddaan dado wixii jira Ka daboolo dhaayaha Dhegta maqal u diidoon Nafta doodda kaba xidho Damiirkaan I yeelayn. Waxaan uga dan leeyay Daarrantiyo ujeeddada Dadka aan la nooliyo Dalkan aan dhex joogee Cudurrada...

MUDANE JAMAAL: MUU FAHMIN SARIFKA WASIIR SAMAALE ‘1 US dollar = Sh 4,300’ FINANCIAL CRIME

Aqoonyahan Jamaal Cali Xussein, oo la hadlaaya Beeralayda Arabsiyo, ayaa ku tilmaamay Miisaaniyadda korodhay inay tahay  cashuur dheeraad oo  laga qaadaayo BEERALAYDA & XOOLO DHAQATADA . Aqoonyahan Jamaal muu GARAN   halka ay kasoo...

Madaxweynaha oo markii u horeysay ka hadlay Xiisadda Suldaan Wabar Kiciyey iyo Khilaafka Murashaxnimada Kulmiye

“Kursigan anigaa ku fadhiya oo xisbigu ii gartay mustaqbalkana waan sharraxanahay, saxna maaha in aad isku kay dul-qabsataan” “Kii wax tabanaya ee sida odayadii dhaqanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img