Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Nin Hubaysan Oo Toban Qof Ku Dillay Gobol Ka Tirsan Maraykanka

    Oregon(SLpost)-Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, 7 kalana way ku dhaawacmeen kaddib markii uu nin hubeysan weerar ku qaaday machad ku yaalla gobolka...

Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo Si Rasmi ah Loo Shaaciyey Wakhtiga ay Billaabmi Doonaan

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin oo shir jaraa’id xafiiskiisa ku qabtay ayaa sheegay in ciyaaraha goboladu si rasmi...

Maraykanka Oo Markale Uga Digay Muwaadiniintiisa In ay U Safraan Soomaaliya

  USA(SLpost)-Dawladda Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Soomaaliya, iyaga oo sheegay in amnigu wali khatar yahay, Mareykankuna uunna safaarad ku lahayn. Waaxda arrimaha...

Uganda: Maraykanka Oo Billado Siiyay Taliyayaal Hore Oo AMISOM ahaa

    Uganda(SLpost)-Xukuumadda Mareykanka ayaa lix jeneraal oo ka tirsan ciidanka millateriga Uganda guddoonsiisay billado, sarkaalkiishan ayaa la sheegay inay kaalin weyn ka qaateen dagaalka ka...

Muuse Biixi Siyaasiga ugu godobta badan uguna illowshaha badan!

  “Ninkaan taada weynayn, isna tiisa waydee.” Abwaan Hadraawi Qoraalka maqaalkaygani kuma sal laha tartanka musharraxnimo ee u dhexeeya Maxamed Biixi Yoonis iyo Muuse Biixi Cabdi....

Madaxweynaha Somaliland oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Cali Sugulle Duncarbeed

  Dubai(SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku sugan waddanka Imaraadka Carabta, ayaa cisbitaalka magaalada Cujmaan, ku booqday abwaanka weyn ee...

Suuriya: Ruushka Oo Duqeeyay Koox Maraykanku Taageero

  Suuriya(SLpost)-Dayaaradaha dagaalka ee Ruushka, ayaa maalintii labaad duqeymo ka geystay waddanka Siiriya, iyadoo goob joogayaal madax bannaan ay sheegayaan in kaliya bartilmaameedkooda uuna aheyn dayaaradahaasi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img