Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Jabuuti Oo ka Dhex Sheegay Dalalka Reer Galbeedka In Ay Ku Lug Leeyihiin Argagixisada

  Jabouti(SLpost)-Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qayb-galay shir lagu qabtay New York oo lagaga hadlayey kooxaha islaamiyiinta ah ee ka dagaallama caalamka, sida...

Wasiirkii hore ee Maaliyadda oo markii u horeysay muddo dhowr bilood ah afka furtay, kana hadlay Hankiisa Murashaxnimada Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii u horeysay si toos ah ula hadlay warbaahinta dalka muddo Todoba...

Maxaa Sababay In Idaacadda VOA Hawada Laga Saaro?

  Hargaysa(SLpost)-Idaacadda Codka Maraykanka(VOA) ayaa maalmihii u dambeeyay hawada ka maqan, kadib markii sida la sheegay in FM-teeda Hargeysa oo taalay wasaaradda warfaafinta hawada laga...

Finland freezes asylum decisions for Iraqis, Somalis

  HELSINKI: Finland on Wednesday (Sep 30) temporarily froze its decisions on Iraqi and Somali asylum claims, to assess whether more applicants could be sent...

MILLATERIGA BURKINA FASO OO AWOOD ISTICMAALAY

  Mas’uuliyiinta dalka Burkina Faso ayaa sheegay in ciidamadoodu ay ku guuleysteen in ay la wareegaan xero milateri oo ay ku sugnaayeen ciidammadii ilaalada gaarka...

Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Xilkii La Wareegay

  Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda arrimaha dibada somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Abdeeq  ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay agaasimihii hore ee wasaaradaasi Maxamed Xasan...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Raysal-wasaare Xigeenka Imaaraadka Carabta

UAE(SLpost)-Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Madaxtooyadda ee dawladda Imaaraadka Carabta, Sheekh Mansour bin Zayed Al Nahyan, ayaa maanta qasriga madaxtooyadda ee wadankaasi ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img