HomeMadaxweynaha Nayjeeriya oo Ku Dhawaaqay in Uu Isagu Maamuli Doono Wasaaradda Baatroolka...

Madaxweynaha Nayjeeriya oo Ku Dhawaaqay in Uu Isagu Maamuli Doono Wasaaradda Baatroolka Ee Dalkiisa

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Newyork(SLpost)-Madaxweynaha Nigeria, Muhammadu Buhari ayaa sheegay inuu isagu maamuli doono wasaaradda batroolka dalkaas, kaddib markii Xaalad adag oo dhinaca dhaqaalaha ah ay soo wajahday Nigeria oo ka mid ah waddamada Afrika ee qaniga ku ah shidaalka.

 

Buhari ayaa Hadalkan ka sheegay shirka Qaramada Midoobay, isagoo ka duulayay Musuq-maasuqa hareeyay Hay’adda Batroolka ee dalkiisa.

Dalka Nigeria ayaa 90% dhaqaalihiisa wuxuu kasoo galaa shidaalka, waxaana ku yimid shidaalka qiime dhac aad u weyn, taasoo sabab u noqotay xaaladda dhaqaale ee haysta Nayjeeriya.

Mohamedu Buhari ayaa daadal weyn ugu jira sidii uu xaaladda dhaqaale xumo ee dalkiisa ka jira uga saari lahaa, uuna uga hortegi lahaa musuq-maasuqa dalkiisda hareeyay. Isagoo magacaaban doona kaaliye howsha la wada.

Sidoo kale, Buhari ayaa Xilligii ololaha doorashada uu ku jiray ayaa wacad ku maray inuu dalkiisa ka tir-tiri doona musuq-maasuqa, waxaana hadalkiisan uu imaanayaa xillli Wasaaradda Batroolka dalkaas uu kasoo shaqeeyay Buhari intii u dhexeysay 1970 illaa 1990.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Nigeria ayaa dhawaan la filayaa inuu Golihiisa Wasiirrada soo magacaabo, Waana markii u Horreysay ee uu Gole Wasiirro ku dhawaaqa tan iyo markii xilka loo dhaariyay Bishii May ee Sannadkan 2015-ka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories