Waftiga Madaxweynaha Somaliland Oo Ireland Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey
Dublin-(SLpost) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo waftigii uu hogaaminayey ayaa gaadhay dalka Ireland, waxaana garoonka caalamiga ah ee caasimadda Dublin...
KENYA: Dugsiyadii Oo Maanta Dib Loo Furay Iyo Macalimiintii Oo Shaqadii Bilaabay
Nairobi(SLpost) — Maanta oo Isniin ah, ayaa waxaa dib uga furmaaya guud ahaan waddanka Kenya waxbarashadii dugsiyada dawladda oo muddo shan toddobaad ah xidhnaa...
Daadad Iyo Duufaanno 17 Qof Ku Dilay Faransiiska
Paris(SLpost)-Dabaylo iyo daadad ayaa ku dhuftay koonfurta bari ee dalka Faransiiska, waxaana ku dhintay ugu yaraan 17 ruux waxaana la la’yahay afar ruux oo...
TURKIGA: Weerarada Ruushku ka Geysanayo Waddanka Syria waa kuwo aan la Aqbali karin
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in weerarrada uu Ruushku ka geysanayo dalka Suuriya ay yihiin kuwo aan la aqbali karin, isagoo...
Suldaan Mawliid Sabayse Oo La Sii Daayey
Hargeysa(SLpost)-Suldaan Mawliid Sabayso oo maxkamadda gobolka Hargeysa ay maanta amar ku bixisay in la sii daayo maadaama cidii soo ash-kataysay ay hor iman wayday...
Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha Gobolada Oo La Shaaciyey
Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska ayaa ku dhawaaqday jadwalka isku aadka ciyaaraha gobolada oo lugtooda hore ee isreebreebka lagu wada ciyaari doono magaalooyinka Boorama...
Waxa aad hurtaa 30 daqiiqo si aad…
Earl Nightingale waxa uu baadhayay iskuna taxallujiyay ‘guusha’ muddo tobanaan sanno ah, si dhab ahna waa uu u gudanayay shaqadiisa. Waxqabadkiisii inta u badan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

