HomeDaadad Iyo Duufaanno 17 Qof Ku Dilay Faransiiska

Daadad Iyo Duufaanno 17 Qof Ku Dilay Faransiiska

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Paris(SLpost)-Dabaylo iyo daadad ayaa ku dhuftay koonfurta bari ee dalka Faransiiska, waxaana ku dhintay ugu yaraan 17 ruux waxaana la la’yahay afar ruux oo kale sida ay sheegayaan saraakiishu.

Seddax qof oo waayeel ah, ayaa qaraqmay, kaddib markii uu daad qaaday gurigooda oo ku yaallay magaalada Antibe.

Dad kale ayaa dhintay kaddib markii uu daad qaaday gaadhiyadooda oo marayey wadooyinka dhulka hoos mara ama gaadhiyadooda oo yaalay goobaha baabuurta la dhigto ee dhulka ka hooseeya.

Madaxweynaha Faransiiska, Francois Hollande, ayaa uga mahadceliyay kooxaha gurmadka ah sida ay ugu shaqeynayaan dalkooda.

Hollande, gobolada ay roobabka saameeyeen wuxuu kaga dhawaaqay xaalad dagdag ah oo dabiici ah.

Roob aad u badan, ayaa gelinkii dambe ee sabtida ka da’ay gobolka Riviera ee Faransiiska, kaas oo dhaca xeebta badda Mediterranean-ka, isla markaana soohdin la leh dalka Talyaaniga.

Webiga Brague, ayaa fatahay, waxaana biyihiisu ay gaadheen magaalooyinka ku dhow dhow.

Wadooyinka iyo khadadka tareennada ee deegaanka uu roobka saameeyay ayaa la xidhay.

Boqolaal dalxiisayaal ahna, waxa ay gabaad ka raadsadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Nice.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories