HomeJadwalka Isku Aadka Ciyaaraha Gobolada Oo La Shaaciyey

Jadwalka Isku Aadka Ciyaaraha Gobolada Oo La Shaaciyey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska ayaa ku dhawaaqday jadwalka isku aadka ciyaaraha gobolada oo lugtooda hore ee isreebreebka lagu wada ciyaari doono magaalooyinka Boorama iyo Burco.

Magaaladda Boorama ayey ku soo wada xaroodeen goboladu waxa ku wada ciyaari doona gobolada Hawd, Hargeysa, Awdal, Gabiley, Salal, Buuhoodle iyo Berbera.

Sidoo kale magaaladda Burco ayaa iyadana waxa fooda isku dari doono gobolada Togdheer, Daad-madheedh, Badhan, Xaysimo, Sool, Sanaag iyo saraar.

Hadaba goor dhaweyd ayaa madal la isku arkay waxa loogu qori tuuray sida ay isku haleeli doonaan, hadii aynu ku horeyno xulalka Magaalada Boorama ku wada ciyaari doonana, waxa ay isku arki doonaan oo isku guruub noqday xulalka Hawd, Hargeysa, Awdal iyo Buuhoodle, halka guruubka labaadna ay fooda isku dari doonaan Gobolada Gabiley, Saaxil Iyo Salal.

Ciyaarta koowaadna waxa ay isla maanta dhex mari doontaa labada xul ee Awdal iyo Hawd.

Dhinaca magaaladda Burcona Groupka Koowaad Waa Togdheer,Daadmadheedh,Badhan Iyo Xaysimo Groupka Kalena Waa Sool,Sanaag Iyo Saraar -, waxaanay ciyaarta furitaanku ay dhex mari doontaa labada xul ee Daad Madheedh iyo Togdheer.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories