HomeSuldaan Mawliid Sabayse Oo La Sii Daayey

Suldaan Mawliid Sabayse Oo La Sii Daayey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Suldaan Mawliid Sabayso oo maxkamadda gobolka Hargeysa ay maanta amar ku bixisay in la sii daayo maadaama cidii soo ash-kataysay ay hor iman wayday dhagaysigii dacwadii loo haystay, ayaa markii uu xabsiga kasoo baxay waxa uu warfidiyeenada u sheegay in xadhigiisa ay sabab u ahaayeen hadalo uu ku bayaamiyey, kuna dhaliilay siyaasado ay xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo ku dhaqanto oo ay ku boobayso xoolaha iyo hantida ummadda ka dhaxaysa sida dhulka dawladda, wareejinta haamaha shidaalka, madaarka iyo dekadda Berbera, maktabada Gaandi iyo qodobo kale oo arrimahaasi la xidhiidha, Waa sida uu hadalka u dhigay e.

 

Mar Suldaan Mawliid Sabayso la waydiiyey cidii xadhigiisa masuulka ka ahayd ayaa waxa uu ku jawaabay “Cidii dhibsatay dhaliilihii aan warbaahinta ka sheegay ayuun baa xadhigaygana ka danbaysay waana Madaxtooyadda”.

Maxkamadda gobolka Hargeysa ayaa saaka soo saartay xukun ay ku amrayso sii daynta suldaan Sabayso oo ciidamadda RRU-du sifo sharciga baalmarsan xabsiga ugu taxaabeen 17/9/2015, ka dib markii uu dhawr maalmood ka hor si kulul u naqdiyey qorshihii ay xukuumaddu ku doonaysay inay Haamaha Keydka Shidaalka ee Berbera ku wareejiso shirkado gaar loo leeyahay. Maxkamadda gobolka ayaa go’aankan ay suldaanka xoriyadiisii dib ugu soo celisay gaadhay markii ay cidii mudiciga ku ahayd oo dhawr jeer loo yeedhay ay ka warwareegeen inay maxkamadda hor-yimaadaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories