Dagaalkii Qoriiley Oo Xal Hor Dhac Ah Laga Gaadhay
Qoriley(SLpost)- Guddi Madaxdhaqameed iyo waxgarad ah oo isku xilqaamay dejinta xiisadda colaadeed ee todobaadadii tagay ka soo cusboonaatay degaanka Qoriley ee ku dhaw xuduuda...
60 million in sub-Saharan Africa risk famine
Geneva - Around 60 million people across sub-Saharan Africa are already going hungry and the situation could deteriorate dramatically as climate phenomena hike the...
Meherkii Baaqday! Qormada koowaad.
Hammiga guur Xaamud kuma yara waxaanuse weli helin qof ku dhiiriya iyo dareen jacayl oo naftiisa godla. Afar meherbuu malxiis ka ahaa sannadkan dhamaadka...
Wasiirka Beeraha Oo Kormeeray Inka Badan 17,000 Geed Oo Shirkadda SBI Beertay Farriina U Diray Ganacsatada Iyo Beeraleyda
Hargeysa(SLpost)-Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa kormeer ku sameeyey in ka badan 17,000 geed oo ay beereen shirkada...
Ciyaarihii Koobka Gobolada oo Maanta Si Rasmi ah U Bilaabmay iyo Natiijada Kulannadii Koowaad
Hargeysa(SLpost)-Cagta koowaad ee koobka kubbadda cagta gobolada Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalooyinka Burco Iyo Boorame. Dhammaan ciyaartoyga gobolada ayaa diyaar...
Berbera Oo Mar Kale Suxufiyiin Lagu Xidhxidhay
Berbera(SLpost) - Booliska magaalada Berbera ayaa xabsiga dhigay laba wariye oo ka hawlgala xafiisyada Berbera ee telefishannada Kalsantv iyo Somnewstv. Wariyeyaasha ayaa la sheegay...
Riyaddii Rumawday Qeybtii 4-aad
Ismaaciil waxa uu noqday Qofkii ugu danbeeyay ee Galaaska iyo Iskuulkaba ka baxa,kaliya waxa ka danbeeyay Macalimiinta gallinka danbe dhigaysa Iskuulka oo qaarkoodna ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

