Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Wasiirka Warshadaha oo Ka Warbixiyey Shir Uu Kala Qaybgalay Wasiirro Ka Socda Soomaaliya.

    Hargeysa(SLpost) - Wasiirka warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay sababta uu uga qayb galay shirka maalgashiga Somalia oo lagu...

Ruushka Oo Ka Warwarsan In Daacish Suuriya Kala Wareegto Haddii aannu Xoojin Taageerida Bashaar Al Asad

    Moscow(SLpost) - Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si adag u difaacay howlgalka militariga dalkiisa ay ka wadaan dalka Suuriya. Waxa faro galintiisa ku sheegay...

Igaar Wax Caadiya Kolaba Maaha!

  Sida aynu lawada socono markii soomaaliland iyo soomaalia isku biireen waxaa jirtay dhibaato dhinaca is fahamka luuqada ah taasi oo keensatay in ilaa mudo...

DEG DEG: Dad Gadoodsan oo Dab Qabadsiiyey Guriga Taliyaha Booliska ee Qaybta Gobolka Awdal

  Boorama (SLpost) – Dad Gadoodsan ayaa dab sudhay guriga uu magaaladda Boorama ka degan yahay taliyaha booliska ee qaybta gobolka Awdal Cabdi Barkhad Araweelo. Gurigan...

Komishanka Doorashooyinka oo Tababar U soo Xidhay Shaqaale Ka Tirsan Waaxda Komishanka ee Gobolka Togdheer

      Hargeysa(SLpost)-Axaddii Shalay oo waxa tababar ugu xidhmay magaalada Hargeisa 13 qof oo ka tirsan shaqaalaha Komishanka ee Gobolka Togdheer. Tababarka oo lagu qabtay xarunta...

Academic Essay: Exploring the Purpose of Historical Sociology

  Historical Sociology is a branch of sociology, which states and highlights on how the different societies of the world advance and develop through history....

Xarun Laga Maamulayo Hawada Soomaaliya iyo Somaliland oo Muqdisho Laga Dhagax Dhigay Iyo Maamulka Soomaaliya Oo Afduubay Maamulka Hawada Si aan Heshiishkii Laba Dal...

      Muqdisho(SLpost)- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wasiirka gaadiidka Soomaaliya iyo duulista Cali Jaamac Jangali ayaa axaddii waxay dhagax dhigeen xarun loo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img